Deeq A. Posted January 22 ๐๐๐ซ๐๐๐ ๐ญ๐จ ๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 22/01/2025 uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-046 /012025 uu ku magacaabay Masuulyiinta Hayโadda Horumarinta Waddooyinka Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ข๐ ๐๐๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐๐๐ง ๐๐ซ๐ค๐๐ฒ:Qoddobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; ๐๐๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐๐๐ง ๐ญ๐ข๐ฑ๐ ๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐ฒ:Ahmiyadda ay Hayโadda Horumarinta Waddooyinku u leedahay dhismaha Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo horumarka dalka. ๐๐๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐๐๐ง ๐๐ซ๐ค๐๐ฒ: Aqoontooda, kartidooda, iyo waayo-aragnimadooda; ๐๐๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐๐๐ง ๐ค๐ฎ ๐ช๐๐ง๐๐๐ฒ: In ay hanan karaan masโuuliyadaha ka dhalanaya xilalkan hoos ku xusan; ๐๐๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐๐๐ง ๐ฌ๐๐ฆ๐๐๐ฒ๐๐ฒ: La-tashi; ๐๐๐ฑ๐ ๐๐๐ง ๐ ๐จโ๐๐๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐ฅ๐๐ ๐ ๐๐ข๐ฅ๐๐๐๐จ ๐ญ๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐ ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐; 1. In Maxamed Faarax Cabdi Nuur uu ahaado Maareeyaha Hayโadda Horumarinta Waddooyinka ee Jamhuuriyadda Somaliland. 2. In Maxamed Cabdalle Xuseen Xasan ahaado Maareeye Ku-xigeenka Hayโadda Horumarinta Waddooyinka ee Jamhuuriyadda Somaliland. ๐๐น๐น๐ฎ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฑ ๐๐ฒ๐ต _______________________________________ ๐๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐ถ๐น๐น๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ (๐๐ถ๐ฟ๐ฟ๐ผ) ๐ ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ ๐๐ฒ๐๐ป๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฎ๐บ๐ต๐๐๐ฟ๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐บ๐ฎ๐น๐ถ๐น๐ฎ๐ป๐ฑ Qaran News Share this post Link to post Share on other sites