MoonLight1 Posted May 10, 2009 Wadanka.com Dagaalka Muqdisho ayaa gaaray halkii ugu saraysay, wuxuna u muuqdaa mid looga gacan sareeyo dowladda iyo taageerayaasheeda, kadib markii inta badan ciidamadii maxaakimtu ay ka bexeen dagaalka iyagoo u arkay inuu yahay dagaal fitno oo mujaahidiintii dhexdooda ka bilowday. Magaalada inteeda badan waxay u muuqataa mid gacanta ugu jirta xoogaga Al-Shabaab iyo Al-Muhaajiriin. Waxay haystaan wadooyinka warshadaha, jidka 30ka, Istaadiyo Muqdisho, wadada wadnaha, hotel Florence iyo hotel Daameey agtiisa. Difaaca ugu horeeya ee dowladuna wuxu joogaa iskool 15 May oo ah irida Villa Somaliya. Dhanka Waqooyi ciidamadii dowlada waxa laga soo jabshay xaafadaha Yaaqshiid, Kaaraan iyo Shibis, difaacooda ugu horeeyana wuxu joogaa Suuq-Bacaad iyo Nasiib Buundo. Sh. Yusuf Indhacade oo beryahan la safnaa dowladda hadana aan la ogayn go'aanka uu qaadan doono ayaa wali gacanta ku haya warshada Baastada oo ah halka kaliya ee Al-Shabaab aysan gacanta ku dhigin wali. Dhanka Koonfurta magaalada ciidamadii Sh. C/qadir Cali Cumar ee ku sugnaa Shiirkole ayaa lasoo sheegaya inay labo u kala jabeen, qayb ka mid ah ay ku biirtay Al-Shabaab, halka qaybta hartay ay wadahadal kula jiraan Shabaabka iyagoo sheegay inay hubka dhigayaan dagaalkana ay ka baxayaan, laakiin aysan ku biiri doonin Al-Shabaab. Haddii laga saaro Shiirkole ciidamadaas, waxay dowladu noqon doontaa mid ku aruurta intii uu joogi jiray beri Col. C/lahi Yusuf oo ah Villa Somaliya ilaa No 4 iyo inta u dhaxaysa. Waxa markii ugu horaysa dagaalka Muqdisho kusoo biiray saakay maleeshiyaad u dhashay beesha ***** tiradoodana lagu qiyaasay 2000, kuwaasoo dagaalka kasoo galay dhanka Boondheere duulaana ku ah Suuq-Bacaad iyo Afarta Jardiino. Maleeshiyaadkan oo qaba laba Kaaki ayaa saakay dagaal xoogan kasoo bilaabay dhankaas, waxana wali la maqlayaa xabado wiifto ah oo ka soo dhacaya dhinacaas. Weerarka beesha ***** ayaa ka dambeeyay kadib markii maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ay xalay soo dageen Afarta Jardiino. Saadaasha ayaa u muuqata qorshe dibindaabyo shisheeye oo la doonayo in mar kale ay Muqdisho qabsadaan Al-Shabaab iyo ajaanibta la socota, kadibna ay duulaan balaaran ku yimaadaan ciidamo shisheeye oo markaan ay horkacayaan NATO iyo Maraykan. [ May 10, 2009, 11:33 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted May 10, 2009 It seems the war is turning slowly into a clanish nightmere. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 10, 2009 a clan war after all this looks good for the sharif he can counter attack the shabaab now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 10, 2009 No, they wont save him. His clans most powerful militias are part of the opposition, ncluding Haj Abukar Cadaan's militias. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted May 10, 2009 Wishful thinking. "Clans" have long left the equation. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted May 10, 2009 True, A clan war is unwinnable, learn from Dhuusamareeb, Alshabaab do not have a strong clan base in Xamar although Xizbul Islam does, Another lesson is Baledweyn few days ago when the TFG and Hisbul Islam war turned into an East and west bank clannish war in that city, and no group could sebdue the other and it was back to square one. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Meiji Posted May 10, 2009 Originally posted by Gabbal: Wishful thinking. "Clans" have long left the equation. True, they have left the visible political equation but are always there. Clan is retreating back to the underground, the days of openly clanist rethorics are over. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted May 10, 2009 Clan is retreating back to the underground Thats correct, but after all we are somalis its vey easy to manipulate the situation and insight clanish fever, If the sharif's clan see themselves as being denied to eat their pie, then they will be manipulated by the losing power which seems to be shariif's side. So the ghost (Tribalism) is still there, not dead yet. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted May 10, 2009 Even if they try the clan card, it won't save, no one clan can defend itself from the offense of Alshabaab... it doesn't add up... Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted May 10, 2009 But Dhuusamareeb says another story. The clan card can defeat Alshabaab if manpulated. And baledweyn was another example few weeks ago. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted May 10, 2009 Let's not delude ourselves from reality, the central regions have never been Alshabaab's stronghold while on the hand the clan it was the base and strongest position of the clan... yet still Alshabaab are holding ground there and control almost half of the region as far Hiiraan and all the way through balcad to Mogadishu... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted May 10, 2009 Originally posted by General Duke: No, they wont save him. His clans most powerful militias are part of the opposition, ncluding Haj Abukar Cadaan's militias. Waa sidaad ADIGA iyo kuwa sidaada u fekeraa jecel yihiin ee Xaaji Abuukar Caddaani supports dowladda 100% and does not have malitia taageerta Shabaab iyo Daahir Aweys midna ee bahasha naga daa waa lala socdaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Johnny B Posted May 10, 2009 ^Why would the president's clan join the war? Any plausible reason? Is the TFG theirs? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted May 10, 2009 Somali is better of without Shariif group. They are most dengarous group ever. Ready to sign anyhting asked for. Sh.aways is an important leader for islamic movement in somalia. He has been loyal for the movement and supportive for it cause. He is close friend with Xasan turkey and able to unite all different groups. Sh.shariif is alone, does not have any allied nationaly. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Johnny B Posted May 10, 2009 And with this kind of bile recycling , Sol's political section may never get iso certified. Quote Share this post Link to post Share on other sites