Cowke Posted July 29, 2010 Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Xukuumada Cusub Oo Goor Dhaweyd Ka Dhacay Xaafada Sheikh Muuse Ducaale Iyo Masuuliyiin Ka Hadashay (Hadhwanaagnews) Thursday, July 29, 2010 Hargeysa (HWN) Inta la og yahay saddex qof ayaa xabsiga loo taxaabay ka dib markii uu Bananabax balaadhan oo lagaga soo horjeedo ku dhawaaqista xukuumada cusub ee Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu abaara 9:00 aroornimo ka bilaabmay xaafada Sheekh Muuse Ducaale oo ka tirsan degmada Axmed Dhagax. Mudaharaadkan oo ay soo abaabuleen dhalinyarada, haweenka iyo caruur aad u tiro badan ayaa sida ay sheegeen ay kaga soo horjeedeen ku dhawaaqista xukuumada cusub ee madaxweyne siilaanyo taas oo bay yidhaahdeen laga qadiyay dadka u dhashay degmada Sayla. Banaabaxayaashan ayaa lulayay calamada Somalia, kuwaas oo ku dhawaaqayay erayo ka dhan xukuumada, waxaanay tilmaameen in ay waayeen sedkoodii ay ku lahaayeen xukuumada Madaxweyne Siilaanyo. isu soo baxan oo ahaa mid gilgilay gabi ahaanba xaafada sheekh Muuse Ducaale ayaa dadkii ka qayb galayay ay taayiro ku gubeen wadada cusub ee dhawaan xaafadaas laga hirgeliyay. “Dooni mayno xukuumada cusub, ha dhacdo” iyo erayo kale ayaa ka mid ahaa halku dhegyada ay ku dhawaaqayeen Mudahaarayaashani. Ciidamada booliska ayaa soo buux dhaafiyay isla markaana soo gaadhay goobtii uu ka dhacayay mudahaaradku kuwaas oo goor dhaweyd kala kaxeeyay mudaharaadayaasha. Dhinaca kale xildhibaan Maxamuud Axmed Obsiiye iyo qaar ka mid sulaadiinta deegaanka Sayla oo iyaguna la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay in ay ku qanacsan yihiin magaaabista xukuumada cusub, waxaanay isku raaceen in aan loo baahnayn in beel beel wax lagu qaybsado, laguna doono, balse uu dalku isbedel u baahnaa. Si kastaba ha ahaatee mudahaaradkan lagaga soo horjeedo xukuumada cusub ee uu soo dhisay madaxweyne siilaanyo ayaa noqonaysa tii ugu horeysay tan iyo markii uu shalay gelinkii hore xafiiskiisa kaga dhawaaqay. Najax Aadan Cunaaye Hadhwanaagnews/Office Hargeysa/Somaliland Najax@hadhwanaag.org Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted July 29, 2010 Maybe cowke apologized to early. Let's see how long silanyo survives in heated up hargeisa. Will he vacate the office due to pressure? where are the odweyn folks i thought they would be at forefront of such demonstrations? They seem to have just disappeared off the radar. Where they guaranteed presidency after siilanyo hence thats why their silent? Anyways the smaller sub-clans are protesting in hargeisa so it might not turn into huge issue. Sadexdi habar ma kacsana weli Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted July 29, 2010 Pics. I need to see this to believe it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted July 29, 2010 Haatu pics are not availablE now maybe later on who knows. But the blue flag has been raised high a victory for somalis Quote Share this post Link to post Share on other sites
Polanyi Posted July 29, 2010 This explains Jacaylbro's two flag avatar. Mashallah, he is back to Somaliweyn Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 29, 2010 It is a democratic country remember ?? ,, People have the right to demonstrate and it is a good start. Not sure about the blue flag part though ...... it is Cowke after all Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted July 29, 2010 ^ War look outside the office and tell us what flag they're waving. We are the waving flag country after all Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted July 29, 2010 Siilaanyo makes new appointments. Is this related? Quote Share this post Link to post Share on other sites
UZTAAD Posted July 29, 2010 jacaylbaro him self is waving the somali flag along with that of Tolka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted July 29, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: It is a democratic country remember ?? ,, People have the right to demonstrate and it is a good start. Not sure about the blue flag part though ...... it is Cowke after all I still think they should respect the decision of the new President. We can't do this all the time when we don't like what we see. I knew that he was going to do something like this. I hope that the sub-clans that are protesting all join UDUB or UCID, thats how you win. Ps.Gaboose is awful. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 29, 2010 Africa own dr abdi aw daahir should have been the interior minister I think Demonstrations are allowed it happened in isha borama and sayla Quote Share this post Link to post Share on other sites