Sign in to follow this  
Jacaylbaro

SHUKAANSI

Recommended Posts

raula   

:Dicon_razz.gif alaa yaa argalaan shaah ah inta ii soo dhigo durba :D

 

watch wat WIILO will say icon_razz.gif

 

MR. ALLE-RAULA-ad ku miyir beeshe beryahaan mise anaa laiso hayaa :D mandhow xey tahay alaabtaad shegeyso..wey kugu dhegsantahay baan uu maleynaa bal iska baar baar icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Haye,,, waxaa lagaa ray goortii wiilo ay ku qab jirtay sidii bun camel miyaa :D

 

 

jEcliyaaaaaaaaaaaaa:.............

Share this post


Link to post
Share on other sites

XXXXXXXXXX ,,,,, Marka shaah la soo qaado meel baa i xanuunta ,, ilaa aan koob cabbona maba fadhiyi karo ,,,,

 

I sug bal haddaan raadsanayaa aan soo cabee ,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

J'baro u made me inaan kariyo shaax right now :D haba sheegin shaax kaas waa leyga qalaa goor dhow :D

 

 

Go figure:...........

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hadii meel saxaare ah la igu tuuro (Desert) oo aan wax la cuno iyo wax la cabbo midna lahayn laakiin shaah laga helayo i would be sooooooo happpppyyyyyyyyyyyyyy

 

Mid kele baan doonanayaa hadda ,,,,,,,

 

Laakiin ma taqaan nooca shaaha ugu fiican ?? ,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kuu sheegay ,,,,,,

 

shaaha waa in ay caleenta ku badan tahay ,,, caanaha nooca lagu cadaynayaa waa inay yihiin Nido ama wax la mid ah ,, isla markaana waa inay caanuhu ku badan yihiin ,, sonkortuna wax ka yar tahay (aad ugama yara) ,,,, marka koobka lagu shubo waa inuu Casaan u muuqdo marka aad kabbatana waa inuu carrabka ka sii dhadhamo oo uu ku yara dhego ,,,,,,,, xawaashkana ha ka iloobin

 

in summary:

 

Caleen iyo Caano ku badan ,,, sonkor ku yar ,,,,xawaash = shaaaaaaaaaah

Share this post


Link to post
Share on other sites

War bal ii shub koob shaah ah, waaba kii aan dhakada ku diirin jiraye. Alow Alle, ma anaan garan wiilku ileen ragii aan duleedka Gaalkacyo ku shaahi jirnay buu ahaa. :D

 

fiiiiiiiiiiq, xxxxxxxx, war shaahu macaan badanaa! Kaalay maad meeshan maqaaxi shaah ka furatid aan maalin walba kaa cabnee! :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this