Sign in to follow this  
Jacaylbaro

SHUKAANSI

Recommended Posts

Wiilo   

Stil wondering meesha aad Adduunka oga nooshihiin labadiinna :D

 

 

Waan la socdaa taa inaad tihiin Dadka Aqyaar ah oo waliba ah Ciyaal Xaafadda lana fahmi karo. Runtii aniga badanaa maba soo galeen Sol haddii aynan idinka aheyn Wallaahi........Asxaabteydi wanaagsaneyd Qayr baa always idin rajeynayaa kulligiin meel walba oo aad joogtaan.....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thanks Dear ! ! Me too . . .

 

Walaahi meesha aan aduunka ka joogo haddaad arkayso qosolkaa kaa dhamaan lahaaa :D:D:D ,,,,,,

 

I wish inaad arki lahayd ,,,,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaan ka wadaa hadii aan kuu sheego sidaad u qoslayso baad dhimanaysaaa ,,,,

 

aahahahahahahahahahaha iga dhaaf anigaaba kelyihii i barareene :D:D:D

 

laakiin Public place baan joognaa ,,, remember

Share this post


Link to post
Share on other sites

Alle u baahne ,, waa runtaa ,, alla caqli badanidaaa , imikaan xasuustaye qaar baa markaad is tiraa dhegta wax ugu sheeg xadantooda oo isku dhegdhega ,,, oo jiriiricooda ,, oo . . .oo .... oo ..... oooo .....

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Jacaylbaro-shukansigii intaanan kulaabanin sxb sawirka meshaa aad kusoo dhegsetee sidii dhocil yaro nanac la siiye :D naga bedel mandhow ee duqooshinkaa anoo kale waan kuxajimonaa alaabahaso kale icon_razz.gif

 

haye next week insha-allah argalaan dhan intaan soo qaato yaan shukansiguu idiin bilaabi doona ;)

 

wa ino mar kale sxbyaalow :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this