Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo daah furay Dhismaha Waaxda Gargaarka degdega ah iyo dhaawacyada Cusbitaalka guud ee Magaalada Boorama.

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne Ku xigeenka JSL Md.Maxamed Cali Aw Cabdi oo maanta daah furay Dhismaha Waaxda Gargaarka degdega ah iyo dhaawacyada Cusbitaalka guud ee Magaalada Boorama.

Madaxaweyne Kuxigeenka JSL Md.Maxamed Cali Aw Cabdi iyo Wafti Balaadhan oo u hogaaminayo ayaa maanta socdaal hawleed ugu ambo baxay gobolada galbeedka Somaliland ayaa soo dhawayn loogu sameeyey deegaanka goroyacawl ee duleedka Boorama.
img_3_1736954781473.jpgimg_1_1736954745129.jpg
Waxaana socdaalka Madaxweyne kuxigeenka ku wehelinayey Wasiirka Caafimaadka, Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, kuxigeenka wasaarada dibu dajinta. Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Caafimaadka iyo duulista iyo Hawada.
img_2_1736954765449.jpg
Intaasi kadib Madaxweyne Kuxigeenka JSL iyo waftiga u hogaaminayey ayaa daah furay Dhismaha Waaxda Gargaarka degdega ah iyo dhaawacyada Cusbitaalka guud ee Boorama waxaana hirgalisay Hay’adda Amoud Foundation.

Madaxweyne Kuxigeenka JSL Md.Maxamed Cali Aw Cabdi oo halkaasi ka hadlay ayaa hay,adda Amoud Foundation ku amaanay doorkeeda samafalka.
img_10_1736954903296.jpg

img_1_1736954745129.jpg

img_3_1736954781473.jpg

img_4_1736954799002.jpg

img_5_1736954815629.jpg

img_6_1736954832060.jpg

img_7_1736954854580.jpg

img_2_1736954765449.jpg

img_8_1736954870024.jpg

img_9_1736954887242.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this