Deeq A. Posted Sunday at 07:23 PM ABII AHMAD XASAN SHIIKH WUXUU KU SAMEYAY SIDII UU MUUSE BIIXI WARAAQAHA UU UGAGA SAXEEXDAY JABUUTI !!!. Abi Axmed Xasan Sheekh waxa uu ku sameeyay Abii Axmad maamulka Hiraabka Muqdisho ee uu hogaamiyo Xasan wuxuu ka saxeexday. 1.Inay ciidamada Itoobiya ay ka mid noqdaan ciidanka nabad ilaalinta ee midawga Afrika iyagoo joogi doona muddo aan xadaysnayn. 2.Inuu faraha kala baxo heshiiskii MOU ee dhexmaray Somaliland iyo Ethiopia. Haddaba sakaaradu saalo la arkayo ayay aas aastaaye maamulaha Hiraabka waxa maanta salaan siiyay guruub ka mida ciidanka badda ee Itoobiya taasoo uu ku qancinayo hiraabka Muqdisho oo culays ku haya maamulka xumadiisa. Somaliland ha joogtee Soomaaliyadii kale gacantiisa way ka baxday waxa xukuma maamullo heshiisyo la galay Ithoobiya oo aanu ka talin karin, Xasan Sheekh siyaasi maaha waxa madaxmaray nacaybka Somaliland maantana waxa ku dhacday inay Ioobiya wax kasta ka saxeexato. LSomaliland danaheeda iyo heshiisyadeeda sidii u caadada ahayd ciddii ay doonto ayay la gelaysaa dalkuna iib (beec) maaha sida hiraabka Xamar ee badweyntii Hindiya IWM. ka iibiyay Turkiga iyo dalal kale. MAHADSANID. CABDI BACAW. LONDON. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites