Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted 2 hours ago We were walking around at Lambar Afar roundabout in Xamar last night around sadex saac (9pm) when we came across Reer SSC dabaaldeg ku jiro. Fardo xataa wey wateen. I didn't stick around to ask what the occasion was. However it was good to see Muqdisho still being xudunta iyo xarunta ummadda Soomaaliyeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted 1 hour ago Allah a kaa cafiyo. Used to be, not anymore, nor is it going to be. Dad masaakiin ah oo Gobolkoodu baadiya yahay waaye. Anyone that has some decent development work in their region doesn't bother with the Mogadishu, tuuladan reerku leeyahay. Dadka iska leh mooyaane, inta kale waa marti. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted 1 hour ago Dhagaxtuur, Xamar iskeen lagaama xigee. Reer Tuulo ha siin magaaladaan. Kaama xigaan. Taalada iskugu magacdartayna waa booqday bil ka hor. Quote Share this post Link to post Share on other sites