Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 11 We were walking around at Lambar Afar roundabout in Xamar last night around sadex saac (9pm) when we came across Reer SSC dabaaldeg ku jiro. Fardo xataa wey wateen. I didn't stick around to ask what the occasion was. However it was good to see Muqdisho still being xudunta iyo xarunta ummadda Soomaaliyeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted January 11 Allah a kaa cafiyo. Used to be, not anymore, nor is it going to be. Dad masaakiin ah oo Gobolkoodu baadiya yahay waaye. Anyone that has some decent development work in their region doesn't bother with the Mogadishu, tuuladan reerku leeyahay. Dadka iska leh mooyaane, inta kale waa marti. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 11 Dhagaxtuur, Xamar iskeen lagaama xigee. Reer Tuulo ha siin magaaladaan. Kaama xigaan. Taalada iskugu magacdartayna waa booqday bil ka hor. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted January 11 7 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: we came across Reer SSC dabaaldeg k reer khaatimo, calan bay iska la ordayaan, from ceerigaabo to xamar, i am sure there is no occations, that is their hapits recently Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 12 Waa reer daacad ka ah Soomaalinimada, tan iyo Sayidkii saan ahaayeen. Guul iyo maamul goboleed ismaamulo isku filan u rajeynaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted Sunday at 11:00 AM 3 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Waa reer daacad ka ah Soomaalinimada, tan iyo Sayidkii saan ahaayeen reerkee baa soomali nimadu daacad ka aheen. sayidku intuu ugaaskoodii dilay buu foot solder ka dhigtay, si uu ula dagaalamo saldanada kale ee jirtay. I dont see daacad nimo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted Sunday at 03:14 PM Miskiin, Qiyaali baa ku nooshahay. Somalinimo waa dhimatay or probably on its death bed. Nin walbow naftaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted Sunday at 06:30 PM Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted Sunday at 06:31 PM 3 hours ago, Dhagax-Tuur said: Miskiin, Qiyaali baa ku nooshahay. Somalinimo waa dhimatay or probably on its death bed. Nin walbow naftaa. Waa qufulantahay ee Xamar imoow, indhahaaga ku arag horumarkeeda oo Soomaaliweyn wada joogto. Quote Share this post Link to post Share on other sites