Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Reer Khaatumo celebration in Xamar

Recommended Posts

IMG-20250110-201238.jpg

IMG-20250110-201336.jpg

We were walking around at Lambar Afar roundabout in Xamar last night around sadex saac (9pm) when we came across Reer SSC dabaaldeg ku jiro. Fardo xataa wey wateen.

I didn't stick around to ask what the occasion was.

However it was good to see Muqdisho still being xudunta iyo xarunta ummadda Soomaaliyeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Allah a kaa cafiyo.  Used to be,  not anymore, nor is it going to be.  

 

Dad masaakiin ah oo Gobolkoodu baadiya yahay waaye.  Anyone that has some decent development work in their region doesn't bother with the Mogadishu,  tuuladan reerku leeyahay.  

 

Dadka iska leh mooyaane,  inta kale waa marti. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
7 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

we came across Reer SSC dabaaldeg k

reer khaatimo, calan bay iska la ordayaan, from ceerigaabo to xamar, i am sure there is no occations, that is their hapits recently

Share this post


Link to post
Share on other sites
3 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Waa reer daacad ka ah Soomaalinimada, tan iyo Sayidkii saan ahaayeen

reerkee baa soomali nimadu daacad ka aheen.

sayidku intuu ugaaskoodii dilay buu foot solder ka dhigtay, si uu ula dagaalamo saldanada kale ee jirtay.

I dont see daacad nimo.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
3 hours ago, Dhagax-Tuur said:

Miskiin, 

Qiyaali baa ku nooshahay.  Somalinimo waa dhimatay or probably on its death bed. 

Nin walbow naftaa.  

Waa qufulantahay ee Xamar imoow, indhahaaga ku arag horumarkeeda oo Soomaaliweyn wada joogto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.