Jacaylbaro Posted September 11, 2010 Bosaaso:iimaam Masjid oo xalay la dilay Waxaa habeenkii xalay lagu dilay Xaafadda Raf iyo Raaxo ee Magaalada Boosaaso Iimaamka Masaajidka Ramadaan Sheekh Gacameey oo ahaa muddo Wadaad Tujin jiray Muslimiinta.Sheekha ayaa la dilay kadib markii uu Salaada Cishaha ka soo baxay oo uu soo Tujiyey Dadka ku xiran Masjid Ramadaan ee ku Cibaadaysta. Dilka Wadaadkan Caalimka ah ayaan la garaneyn ilaa iyo Hadda cid ka dambaysay oo si rasmi ah loogu soo qabtay, waxaadna moodaa in la beegsanayo maalman Dadka Diinta u qidmeeya ee Wadaadada iyo Culimaa’udiinka Boosaaso. Wadadka Xalay la dilay sheekh Gacamey wuxuu ahaa Mufti si weyn Cilmiga uga marin jiray Masaajidka Ramadaan oo Cod Macaan marka Salaada lagu jiro dadka ku Tukuda ay ku soo dhici jirtay qiiyo iyo Alle ka cabsi. Dilalka Magaalada Ganacsiga ee Boosaaso ayaa noqday mid isa soo taraya oo aan kala go laheyn, waxaana la ugaarsanayaa dadka Magac ku leh wagaradka iyo Culimada, mana jirto talaabo la tilmaamikaro oo ay dowladda hadda ka jirtaa Puntland ay ka qaaday. Dadka dhaliila Siyaasadda Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole ayaa sheegaya in uu ku guuldareystay Amaanka Puntland gaar ahan Boosaaso oo uu wax ka qaban waayey, iyadoo dhaqaalaha soo xarooda dowladda Puntland oo sadex jibaar ka badan yahay xiliyadii maamuladii ka horeeyey, loona baahnaa in Amaanka guud wax weyn looga qabto. Dad badan waxay rumeysan yihiin inuu jiro kooxo kala duwan oo dhinacyo badan ka shiidaal qaadanaya oo ku lug leh dilalka qorsheysan, kuwaasoo isugu jira Kooxaha Dagaalama ee xag-jirka iyo Dowladdo shisheeyo kooxo u shaqeeya oo ajanabi ah sida Itoobiya, waxayna warar hoose sheegayaan in boqolaal ku hubeysan Bistoolada ay dhex joogaan Magaalooyinka Puntland oo u shaqeeya Itoobiya iyo wadamo kale oo doonaya in laga dhameeyo Dalka waxgaradka culimada iyo inta Talada wax ka toosinkara. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 11, 2010 Ciidamada Faroole oo Nin Waalan ku Toogtay Boosaaso Habeenimadii Xalay waxaa si bareer ah Ciidamada Faroole ugu toogteen Bartamaha Magaalada halka loo yaqaan isgoyska Gaaca Nin Waalan oo lagu magacaabi jiray Jaceylow. lama garanayo sabababta Ciidanku u dileen Ninkan waalan ee laga yaqaanay Bosaaso, hase ahatee wararka laga helayo Ciidanka waxay sheegayaan in ay ka shakiyeen inuu dil u geysto oo ay u maleeyeen Ragga Ciidamada Ugaarsada. Ma ahan dilkan Ninka waalan mid cusub ee horay waxaa magaalada Boosaaso Ciidamada Faroole ugu dileen sadex Nin oo dadka waalan ee magaalada iska gaafwareega ahaan jiray. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 11, 2010 Nin Maskiin ah oo Garoowe lagu dilay Wararka aanu helayno ayaa sheegaya in Nin Maskiin ah oo Habtiisa la Sooco lagu dilay Gudaha Garoowe oo Caasimada PL lagu sheego, dilkaasi ayaa waxa Gaystay Nin ay Walaalo Yihiin Hassan Abshir Faarax oo ah Xildhibaan Dawlada Somaliya, Sidoo kale ninkaasi dilka Fuliyay wuxuu Sheegtaa Taliye Ciidan oo Saldhig Garoowe ah. Qof qariyay Magaciisa oo Garoowe nagal hadlay ayaa sheegay in dilkaasi dhacay xili uu Maxbuus ahaa ninka Geeriyooday oo ay Sil Silad Labada Gacmood kaga xidhnayd. Qoyska Ninkan ayaa la sheegay inay Yihiin dad Sabool ah oo Meeshaasi aan Wax awood ah Ku lahay. Warbaahinta PL kama aysan hadlin dhacdaasi waxan aanu Door Bidaynaa inay Hay’adda Xuquuqda Insaanska sida Ammnesty International iyo Humman Rigthts, ka Faalooda ay Warbixintaasi Gaadho. Inta badan Dhacdooyinka gudaha caasimada ka dhaca PL ayaa la qariyaa oo daaha la saaray si aanay u ogaan Beesha Caalamku Amaan darada iyo Xusuuqa Gobolkaasi ka Jira. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted September 11, 2010 Gagalanews right JB?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 11, 2010 Yes .... mainly. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted September 11, 2010 Faroole and the Garoowe enclave have failed miserably. These problems stem from prolonged injustices instituted in the city. May Allah have mercy on those who died. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted September 12, 2010 on EID day VP was talking this Imaam killing and he said some pple were saying Govt and PIS are behind the killings,, No it's THEM!! who are they mr VP? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted September 12, 2010 Al shabaab and their stooges. They are known for killing real Ulama who disagree with them. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 12, 2010 Faroole really needs to solve this issue Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 12, 2010 I said "Strange Killings" here ,,,, coz crime happens everywhere in the world. I'm talking about killing dadka waalwaalan, macalimiinta, miskiin dawarsanaya and so on ,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted September 13, 2010 Mr. Bugland so do tell us why "strange killing"? Do you have explanation or you just confusing people? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 13, 2010 ^How is he confusing people?. He posted what he saw, mise inuu qariyo ayay ahayd?. Adaa lagaa rabaa jawaabta: why strange killings without " " Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 13, 2010 ^^^ there is nothing to hide Adeer, the security situation in Putland is improving Alhamdulilah, the Al Shabaab group and their agent have been isolated in remote hill tops in Sanaag. Puntland as you can see is not a place were Al Shabaab can take root and they will be hunted down. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted September 13, 2010 Chicken - mindless cut-n-paste. Maaddeey why come to his defense? Because you share the same goal of hoping Puntland to be taken over by al shabaab. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 13, 2010 ^^^Maadey is always salivating from the mouth at the prospect of death & destruction in Puntland, However his little cult and their delusions wont effect us. Puntland is made of sterner stuff. Quote Share this post Link to post Share on other sites