Dhubad. Posted January 14, 2007 14,Dec,Onkod,Muqdisho: Waxaa soo badanaya jirdilka lagu hayo shacabka soomaliyeed ee ku nool Caasimada Soomaliya ee Muqdisho iyadoo maalmihii u danbeeyay ay ciidamada Ethopiya iyo kuwa Taageersan ay jirdil ay u gaysteen dad masaakiin ah oo aan waxba galabsan oo loo diiday in ay howlahooda ka soo dhamaystaan magaalada Arintan ayaa waxa ay ka dhacday xaafdaha buulaxuubeey,KPP Waxaa kaloo lagu amray dhamaan aqoonyahanada Soomaliyeed in ay joojiyaan hadalada ka soo hor jeeda Ethopiya iyo Maamulka Col. Cabdullahi Yusuf Xabashida ayaa waxa ay ku hanjabtay in ay dili doonto aqoon yahano fara badan iyo Mashaaikh laga yaqaano dalka soomaliya iyadoo sheektay in ay cirib tiri doonto waxii ka soo hor jeedo siyaasada xabashida Dhinaca kale waxaa uuCol. cabdullahi Yusuf uu ku amri karaa dalka ama qofkii uu rabo wax walba oo ana looga baahnayin in la hor geeyo Baarlamaanka ama Wasiirada xitaa Geedi isagoo loo ansxiyya in uu wax walba u suubin karo arintaasi oo ay ka hor imanayso dastuurka u yaalo dalka soomaliya waxayna siyaasiin badan sheegeen in aysan jirin dowlada KMG Quote Share this post Link to post Share on other sites