Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulan maanta ay yeesheen wakiilka Taiwan u jooga Somaliland iyo Qasiirka arimha dibadda ee Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan Bakaal ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dawlada Taiwan u joogga Jamhuuriyadda Somaliland, kulanka ayaa ahaa mid is barasho iyo sidii loo sii joogtayn lahaa xidhiidhka labada wadan iyo sidii loo sii horumarin lahaa mashaariicda horumarineed ee dawladda Taiwan ay ka wado Somaliland.

Kulanka waxa wasiirka ku weheliyey, Safiirka Jamhuuriyadda Somaliland ujoogga wadanka Taiwan, Ambassador Maxamed Xaaji iyo diblomaasiyiin ka tirsan Safaaradda Taiwan ay ku leedahay Somaliland.

img_1_1735822911831.webp

img_3_1735822943634.webp

img_4_1735822958978.webp

img_5_1735822976991.webp

img_2_1735822929209.webp

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this