Qurac&qansax

Qabaa ilka Dugsiga Ka dhigtay Qabyaalada

Recommended Posts

Soomaliya waxay meel u gaari wayday

 

ragaan oo kale

cuqdad, neceeb, xaasid nimo, u qaba qabiilada qaarkood,

 

waa in tooshka ku ifinaa raga dugsiga ka dhigtay qabyaalada, oo la record gareeyaa, si ay uga waantoobaan

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

Ninkaa ween wuxuu ku andacoonayaa

mj dhibtay wadanka ku hayaan baa ka badan mida Ethopianku ku hayaan.

nin is maqla ma ahan, wuxuu leeyahay, waxaa siyaasada is oo geliyay MJ,

inta ka noo kale, madax noqonayao, we have long way to go

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

shahaadadii caruurta schoolka baa xitaa la qabiil seeyee

 

wasiir isku sheegan wuxuusan garaneen in America, ay 50 manhaj oo wax barasho ka jirto oo state kasta manhajkiisa lee yahay, oo imtixaanda, stateka iska daayee, uu school kasta isagu imtixaan kiisa sameeysto.

wuxuu ku leeyahay heshiiskii Raisal wasaaraha iyo madaxweeynaha puntland gaareen in uu ka soo qaaday niman isku beel ah heshiis ay gaareen, oo aan wax ku ool aheen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

soomalikya waxay meel u gaari wayday, waa isla xisaabtan la aan

ragaan dhamaantood maantay waa madax, oo lagu abaal mariyay, cuqdada ay beelaha soomaliya u gabaan.

 

waa gii kacaanka siyaad baa ninkii xukun raba, MJ, "Puntlanders" wax ka sheegi jiray si xukun loo siiyo

wayna dhici jirtay in, garaadyo iyo xukun la isku siin jiray,

tii ay ku barbaareen weeye,

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Kuwaan waa iska hadlayaan. Tiisa daryerlaa tukale kudara. Orda Baladwaynada labada uksla qaybsan heshiisiiya iyo reerahooda iyo Abgeelka sida cawaanta isku laynaya. Ordaya Hiiraan oo gobol yar wax horumar kajirin utashta intaad Puntland afka kusoo taagaysaan.

Reerahooda baa lyiraahda HAG ma ahan oo waa Dblock marka waa ismuujin iyo na arka sidaa HAG udifaacayno. Laakiin waligood waxba kama noqonayaan. Xataa caasimadii Hirdhabeele baa loodiiday oo Jowhar oo reerka Unuka ah ee Xamar sheegta lasiiyay.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.