Sign in to follow this  
Paragon

Beenay Waa Run (a harmless diss)

Recommended Posts

Blessed   

:D . ^ Nice one!

 

Waxa donida roogta ku ridi, waa rag!

Waxa rogey ee reeraha burburi, waa rag!

Waxa raafaadka nala doonayaa, waa rag!

 

Dadka waxa rafaadka ugu wacan, waa rag!

Waxa nolosha bilicdii ka raray, waa rag!

Xaqiiqda iyo runtii waxa ka fogi, waa rag!!

 

Kuwa quruxda nagu raacayaa, waa rag!

Markaan raawisnina, naga ordaa, waa rag!

Waa rag rasmi iyo kuwaan ayaa rabiin (?), waa rag!

 

Waa run!

 

Gabdow..

Waxa laga tashanayaa, waa rag!

Laga ilbaxoo, la reebayaa, waa rag!

Waxa, raaxo loo diidayaa, waa rag!

Waxa dunida laga guranayaa, waa Rag!

 

Waa Rag!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

:rolleyes: I'm Seriously. Zenobia my dear we need to knock heads!

 

Paragon haadan kuu amusin laah, you would be very very mad! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
-Lily-   

:D:D Zenobia, Waxa, raaxo loo diidayaa, waa rag! ha ha ha. I never knew we had our own version of this sort of song, a bit sing songy laakin.

 

p.s. I just saw the video Zenobia, it's halarious, the song should be called 'how many pokes to the head can a Farax take?' loooool.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

LOL@ Lily.

 

Indeed, how many? …...until they run off stage :D

 

There are many similar songs on reer Jabouti riwayads.

 

Ghanima ,

Justa bit of harmless fun, it's all jacayl. smile.gif

 

Sheeka

waxa udugga loo marsanayaa waa rag

Waxa laysku laynayaa waa rag

waxa masayrka keenayaa waa rag

waxa la daba yaacayaa waa rag

Hmmm. Is that your final answer? :D

 

That's quiet incriminating, ragu waa wax baas, iga dhe. icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^where?

 

Nomadique, lol@impersonation. He's not doing too bad, is he? Actually the 'moonlight' part came out very clearly.... I think the rest is gibberish ... I was watching a video of Dhoodaan impersonating James Brown and the funy thing was that Dhoodaan was singing in Italian lol. When the hell did James Brown sing in Italian? Could a translated version, I reasoned.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this