Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: gun market demolished, a great stride.

Recommended Posts

Suuqa Cirtooge ee Magaalada Muqdisho oo Maanta La Burburiyey:

Muqdisho DMC Talaado 8.May.2007.

Waxa saaka aroortii Howlgal laga fuliyey waddooyinka magaalada Muqdisho gaar ahaan waddada Soddonka iyo waddada Black Sea oo uu ku yaallo Suuqa ugu weyn ee hubka lagu kala gato,waxaan suuqaas lagu billaabey Baartitaano hub iyo Burbnurin dhismeyaasha Sharci darrada ee ku yaalla Gudaha Magaalada Muqdisho.

Shaley ayay ahayd markii ay Ciidamada Itoobiya ay la baxeen hub aad u tiro badan oo gaaraya 4 Baabuur oo iskugu jira Hubka Noocyadiisa kala Duwan,waxaxaana dadka Muqdisho ka yaabiyey hubkaas oo laga soo qufey Bakhaarro ay ka Buuxaan Galley,halka Qaar kalena inta Dhulka la qodey lagala soo baxey.

Hubkii shaley gacanta lagu dhigey ayaa wuxuu iskugu jirey hubka Culus,kuwa fudud kuwa sida darandooriga u dhaca Rasaas iyo Moortarro iwm,waxaa si isdabjoog ah isku soo dubadhacaya Hubka laga rarayo Bakhaarada Qarsoon.

Si kastaba ha ahaatee waxaa maanta qeybo ka mid ah harreeraha Bakaaraha ka socda dumin iyo jejibin lagu hayo sanddaqda sharci darrada Jidka Loogu dhistey,iyado ay Dowlladdu iskugu dartey ammarro iyo xoog.

Waxaa intaas sii barbar socda xerooyin iyana laga Guuraayo,waxayna Taasi guul u noqotey maamulka Cusub iyo Taliyaha Cusub ee labaduba Dhowaan loo magacaabey xilalkaas.

Shabakadda Warbaahinta DMC Muqdisho

Share this post

Link to post
Share on other sites

;)

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this