Ms DD Posted March 30, 2007 Subhaannallah. May Allah have His mercy on them. May their attackers face the wrath of Allah and destroy them. I honeslty dont know how anyone can be so heartless and support this evil puppet of a govt and watch our people killed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 30, 2007 ^^^^Cambarro...Soomaali waa ku oominiyaa. Let be it. The buntlanders ha sii dhuuntaan hada Cid dhuumanaysa malahay. If you wanna kill Plander. You know where they are. Come and Get them Fanisha since you seem to be salivating for their blood. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabhad Posted March 30, 2007 Wararka Ciidamo soo galey Puntland 29 Mar 29, 2007 - 6:53:08 PM Ugu yaraan 500 oo askari oo ciidamada Ethiopia ah ayaa soo galay magaaladda Gaalkacyo habeenimadii Khamiista. Ciidamadan oo ku huybaysan qoryaha lidka diyaaradaha iyo kuwa fudud watana ugu 7 gaari ayaa ka yimid dhanka dalka Itoobiya waxaana la dejiyey xaruntii Warshadaha ee magaaladda Gaalkacyo. Warar xogogaal ah Xubno xogogaal ah ayaa noo xaqiijiyey in ciidamadan ku soo jeedaan dhanka magaaladda Bosaaso, lamana oga ujeedada dhabta ah ee ay halkaas u aadayaan. Hadii arinkan dhab noqdo ayaa ka dhigeysa markii ugu horeysay ciidamo ka socda wadanka Ethiopia ay soo gaaraan magaalada Bosaso oo ah xarunta ganacsiga Puntland. Dhinaca kale warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in diyaargrow qarsoodi ah ka jiro Koonfurta Galkacayo ciidamo isku urursanyaan kuwaas oo damacsan in weerar gaadmo ah ku qadaan Puntland. Madaxweynaha Puntland iyo Taliyaha Daraawiishta ayaa maalmihii la soo dhaafey ku sugnaa wadanka Ethiopia iyada oo wararku sheegayaan in arrimaha ciidamadan la xiriiro safarkooda. Ciidamadda Ethiopia ayaa horey u soo gali jirey magaalada Galkacayo balse ay noqoneysaa markii ugu horeysey in ciidamo baaxdaa leh ay soo gudaha Puntland. Garowe Online,GO Quote Share this post Link to post Share on other sites