Sign in to follow this  
General Duke

Dayniile/warlord media make up your mind,

Recommended Posts

Ciidamo Koofiya Cas ah oo ah Walaalaha Gaalcayo oo soo buux dhaafiyey laamiga jidka wadnaha difaacna uga jira

 

Muqdisho

Ciiidamo wato tuutada Itoobiya Soomalida ka timidna ahna gobolada Mudug iyo Boosaaso xirana Koofiya Cas ee ee lagu yaqaano Boliisiyo Milatarka ayaa soo dhoobtay wadada wadnaha kuwaas oo difaac adag uga jira si aan loogala wareegin xarunta Madaxtooyada

 

Ciidamadaan oo daacad u ah Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf ayaa waxaa wato Jen Moorgan :Dwhat a lieoo maanta markii ugu horeysay lagu arkay isagoo wata tuutahii uu horey isaga dhigay waxaana xiligaan u muuqataa in uu diyaar u yahay in uu dagaalka hogaamiyo,waxaana maalmahaan dadka ku xamanayeen in uu yahay shaqsiga madaafiicda ku garaacaayey magaalada in uu isaga ka danbeya

 

Jen Moorgan oo madaxweyne Yuusuf u magacaabay madaxa ilaalada qaaska ah ee Madaxtooyada waxuuna xiligaan joogaa jidka Adan Cadde oo ciidamada ku kala hagayaa sida uu noo xaqiijiyey Maxamed Jimacaale oo ku sugan Geeddi Jaceyl

 

Ciidamadan Koofiya Caska ah ayaa aad u qal qal galiyey dadka deegaanka kuwaas oo si xoogan ugu hubeysan Baabuur dagaal oo saaran qoryaha lidka diyaaradaha

 

 

Xafiiska wararka ee , Qaahira Masar

dayniilecom@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

What about Mohamed Dheere who according to one of our favourite pundits was chasing people from the President region around?

 

Maxamed Dheere oo wakiil uga ah nadaxweyne Yuusuf
:D
oo ku baaqay in la bur buriyo Suuqa Bukaaraha isagoona horey u xaluufiyey Birihii yaalay Dekadda siyeyna reer Puntland

Muqdisho

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir isla markaana ah wakiilka Nadaxweynha la ilka daran xanuunka Col Cabdulaahi Yuusuf ee magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb Maxamed Dheere ayaa maanta ku baaqay in dhulka la dhiga dhamaan Suuqa Bakaaraha isagoona horey u xayuubiyey Birihii yiilay dakada weyne ee Muqdisho kuwaas oo si mutadawcnimo ah ku siiyey qolooyin kasoo jeeda Puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Loool!

I bet you liked the reincarnation of Morgan?

But seriously duke let me ask you, has the guy been appointed anywhere?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Morgan is just one of our many skilled officers.

 

Juje, you must feel silly now that you have to attack Mohamed Dheere since one has to follow the dayniile.com gospel.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by General Duke:

^^^Morgan is just one of our many skilled officers.

 

Juje, you must feel silly now that you have to attack Mohamed Dheere since one has to follow the dayniile.com gospel.

Skilled indeed, in total failures. Ever wondered why is that common relation amid the TFF - Yeey- Morgan & failure.

And the Mohamed Dhere you mention I thought he was in your equation :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lool. Adeer you have been proven to be a man who relies on hearsay and laymen's information.

I know all this "hopefull" news has you in suffering symptoms bipolar sufefrers do.

 

As for Morgan he is a skilled warrior who has survived the Aydeed's, IndaCade's, and so on.

 

Morgan is in Mogadishu adeer, do something about it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by General Duke:

I know all this "hopefull" news has you in suffering symptoms bipolar sufefrers do.

Talking from personal experience I can see again.

As for Morgan being Xamar, am glad you see that as an achievement - but I hope you are aware that he did not come there inside an Ethiopian armed carrier. He is by best a better tactician than Yeey, and after all his misgivings there is no qualms held against him.

If you believe the Dayniile report that man has put on uniform and is in active duty then you are clinging on false hopes. The man is more at home and does not want to loose his status as expired general.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer Morgan is in Mogadishu and Geedi is gone, the TFG still stands we wait for the warlord media that you take as a gospel to change their tune once again.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War deg deg ah Geeddi oo Kenya u duulay magangalya siyaasadeena ka helay wadanak Mareyknka

 

 

Baydhaba Wasiiki koowaad ee hore Cali maxamed Geeddi ayaa u duulay wadanka Kenya uguna sii duuli doono wadanak Mareykanka halkaas laga siiyey magangalyo siyasadeed isaga iyo 22qof oo isugu jira faamilkiisa iyo asxaabta ugu dhow dhow ee la shaqeyn jirtay

 

Waxaase hada muuqata in madaxweyne yuusuf uu heysto taageerada beesha caalamka taana u suura galisay in si fudud uga taqluso wasiirkiisii koowaad
:D
[changing their tune already]

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this