General Duke Posted October 28, 2007 Ciidamo Koofiya Cas ah oo ah Walaalaha Gaalcayo oo soo buux dhaafiyey laamiga jidka wadnaha difaacna uga jira Muqdisho Ciiidamo wato tuutada Itoobiya Soomalida ka timidna ahna gobolada Mudug iyo Boosaaso xirana Koofiya Cas ee ee lagu yaqaano Boliisiyo Milatarka ayaa soo dhoobtay wadada wadnaha kuwaas oo difaac adag uga jira si aan loogala wareegin xarunta Madaxtooyada Ciidamadaan oo daacad u ah Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf ayaa waxaa wato Jen Moorgan what a lieoo maanta markii ugu horeysay lagu arkay isagoo wata tuutahii uu horey isaga dhigay waxaana xiligaan u muuqataa in uu diyaar u yahay in uu dagaalka hogaamiyo,waxaana maalmahaan dadka ku xamanayeen in uu yahay shaqsiga madaafiicda ku garaacaayey magaalada in uu isaga ka danbeya Jen Moorgan oo madaxweyne Yuusuf u magacaabay madaxa ilaalada qaaska ah ee Madaxtooyada waxuuna xiligaan joogaa jidka Adan Cadde oo ciidamada ku kala hagayaa sida uu noo xaqiijiyey Maxamed Jimacaale oo ku sugan Geeddi Jaceyl Ciidamadan Koofiya Caska ah ayaa aad u qal qal galiyey dadka deegaanka kuwaas oo si xoogan ugu hubeysan Baabuur dagaal oo saaran qoryaha lidka diyaaradaha Xafiiska wararka ee , Qaahira Masar dayniilecom@hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 28, 2007 A few days back these same media said all the troops from the North East left the city. What about the new hero Mohamed Dheere Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 28, 2007 What about Mohamed Dheere who according to one of our favourite pundits was chasing people from the President region around? Maxamed Dheere oo wakiil uga ah nadaxweyne Yuusuf oo ku baaqay in la bur buriyo Suuqa Bukaaraha isagoona horey u xaluufiyey Birihii yaalay Dekadda siyeyna reer Puntland Muqdisho Gudoomiyaha Gobolka Banaadir isla markaana ah wakiilka Nadaxweynha la ilka daran xanuunka Col Cabdulaahi Yuusuf ee magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb Maxamed Dheere ayaa maanta ku baaqay in dhulka la dhiga dhamaan Suuqa Bakaaraha isagoona horey u xayuubiyey Birihii yiilay dakada weyne ee Muqdisho kuwaas oo si mutadawcnimo ah ku siiyey qolooyin kasoo jeeda Puntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted October 28, 2007 Loool! I bet you liked the reincarnation of Morgan? But seriously duke let me ask you, has the guy been appointed anywhere? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 28, 2007 ^^^Morgan is just one of our many skilled officers. Juje, you must feel silly now that you have to attack Mohamed Dheere since one has to follow the dayniile.com gospel. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted October 28, 2007 Originally posted by General Duke: ^^^Morgan is just one of our many skilled officers. Juje, you must feel silly now that you have to attack Mohamed Dheere since one has to follow the dayniile.com gospel. Skilled indeed, in total failures. Ever wondered why is that common relation amid the TFF - Yeey- Morgan & failure. And the Mohamed Dhere you mention I thought he was in your equation Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 28, 2007 ^^^lool. Adeer you have been proven to be a man who relies on hearsay and laymen's information. I know all this "hopefull" news has you in suffering symptoms bipolar sufefrers do. As for Morgan he is a skilled warrior who has survived the Aydeed's, IndaCade's, and so on. Morgan is in Mogadishu adeer, do something about it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted October 28, 2007 Originally posted by General Duke: I know all this "hopefull" news has you in suffering symptoms bipolar sufefrers do. Talking from personal experience I can see again. As for Morgan being Xamar, am glad you see that as an achievement - but I hope you are aware that he did not come there inside an Ethiopian armed carrier. He is by best a better tactician than Yeey, and after all his misgivings there is no qualms held against him. If you believe the Dayniile report that man has put on uniform and is in active duty then you are clinging on false hopes. The man is more at home and does not want to loose his status as expired general. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 29, 2007 ^^^Adeer Morgan is in Mogadishu and Geedi is gone, the TFG still stands we wait for the warlord media that you take as a gospel to change their tune once again. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 29, 2007 War deg deg ah Geeddi oo Kenya u duulay magangalya siyaasadeena ka helay wadanak Mareyknka Baydhaba Wasiiki koowaad ee hore Cali maxamed Geeddi ayaa u duulay wadanka Kenya uguna sii duuli doono wadanak Mareykanka halkaas laga siiyey magangalyo siyasadeed isaga iyo 22qof oo isugu jira faamilkiisa iyo asxaabta ugu dhow dhow ee la shaqeyn jirtay Waxaase hada muuqata in madaxweyne yuusuf uu heysto taageerada beesha caalamka taana u suura galisay in si fudud uga taqluso wasiirkiisii koowaad [changing their tune already] Quote Share this post Link to post Share on other sites