Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Oo Docmentyadii ama sharciyadii la sameeyay mudadii kala guurka ahayd daadafaysay

Recommended Posts

Deeq A.   

Xukuumada Madaxwayne Cirro, ayaa sheegtay in aanay sharci ahayn Docmentyadii ama sharciyadii la sameeyay mudadii kala guurka ilaa amar dambe.

Sidoo kale xukuumadu waxa ay sheegtay in ay ka war heshay dhismayaal laga wado dhulkii ama Guryihii dawlada ee la bixiyay wakhtigii kala guurka oo hore ay u hakisay, iyadoona sheegtay in ay talaabo ka qaadi doonto cid kaste oo u hoggaansami wayda Wareegtooyinkan.

 

IMG-20241224-WA0000.jpg

IMG-20241224-WA0001.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this