Deeq A. Posted December 24, 2024 Madaxdhaqmeedka Beesha Absame ee Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya ayaa gaadhay magaaladda laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, waxaan halkasi kusoo dhaweeyey Madaxda dhaqanka Iyo Garaadada sool ee Sool clan. Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Dool Garaad Wiilwaal, ayaa hogaaminaya weftigan waxaana la sheegay inay Casuumad ka heleen Garaadada Gobolka Sool. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites