Sign in to follow this  
Deeq A.

Cisbatalka Hargeysa oo ku dhawaaqay Baadhitaankii Labadii Qof ee maydkooda laga helay baabuurka

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20241223-WA0004.jpg

Hargeisa,(Qaran news)-Agaasimaha Cisbitaalka guud ee Hargeysa ayaa ku dhawaaqay Natiijada ka soo baxday baadhistii Alle haw naxariistee meydadka Xamse Iyo Huda oo dhawaan gaadhi meydkooda laga dhex heley Hargeysa.

Agaasimaha ayaa sheegay in dhimashada Labada marxuum baadhistii ku ogaadeen inay sababtay maadada Carbon Monoxide oo ka soo baxday gaadhigay saarnaayeen oo Iksaasku xaga hoose ka daloolay.

Alle haw naxariisto marxuumiintaasi. Eheladoodina samar iyo imaan ka siiyo

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this