Juje Posted August 23, 2007 Hadalk qoraal ah oo ay soo dhigeen boggooda Al Mujaajid.com, Xarakada caanbaxay ee Al Shabaab (Dhalinyarada), ayay si weyn ugu qaadaceen ka qeyb galka shirka lagu wado in bisha soosocota ee 9-aad uu ka furmo magaalada Asmara ee xarunta dalka Ereteriya. Qoraalkan ayay ku sheegeen Xarakada Al-shabaab qodobo badan kuwaasoo ay ku sheegeen inay gun u tahay sababta qaadacaadooda, waxaana ugu horeeyey qodobka qaadcaada shirka Asmara. Caqiidooyin isku dhafan (أنصاف الحلول ) Dimuquraadiyada waa dastuur iyo diin gaalo, dadkeedu waxay aaminsan yihiin in bulshada Allaah laga gooyo sharcigiisana dowladnimada laga fogeeyo, taasina waa diin la'aan. Haddaba kulankan waxaa isugu imanaya Islaamiyiin iyo Cilmaaniyiin, waxaana la heshiisiinayaa labada qolo iyagoo afkaar kala tagsan wata, Diinta Islaamka iyo diin la'aanta labadaasina meel kuma kulmaan, dadkoodana colaad iyo caro ayaa dhex taal BAYAAN Xarakada Al-shabaab Al-Mujaahidiin QAADACAADDA SHIRKA ISKU DHAFKA These guys are astute, adamant, determined, objective and honest to their tenet. And would not accept any other alternative. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baashi Posted August 23, 2007 Good move, not-so good move, wrong move from Shababi's part? Which one is it ya Juje? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 23, 2007 Its great news for the TFG. The rest is unimportant. Quote Share this post Link to post Share on other sites