Sign in to follow this  
Juje

Xarakada Al-shabaab oo qaadacay ka qeyb galka shirka Asmar

Recommended Posts

Juje   

Hadalk qoraal ah oo ay soo dhigeen boggooda Al Mujaajid.com, Xarakada caanbaxay ee Al Shabaab (Dhalinyarada), ayay si weyn ugu qaadaceen ka qeyb galka shirka lagu wado in bisha soosocota ee 9-aad uu ka furmo magaalada Asmara ee xarunta dalka Ereteriya.

 

Qoraalkan ayay ku sheegeen Xarakada Al-shabaab qodobo badan kuwaasoo ay ku sheegeen inay gun u tahay sababta qaadacaadooda, waxaana ugu horeeyey qodobka qaadcaada shirka Asmara.

 

Caqiidooyin isku dhafan (أنصاف الحلول )

Dimuquraadiyada waa dastuur iyo diin gaalo, dadkeedu waxay aaminsan yihiin in bulshada Allaah laga gooyo sharcigiisana dowladnimada laga fogeeyo, taasina waa diin la'aan. Haddaba kulankan waxaa isugu imanaya Islaamiyiin iyo Cilmaaniyiin, waxaana la heshiisiinayaa labada qolo iyagoo afkaar kala tagsan wata, Diinta Islaamka iyo diin la'aanta labadaasina meel kuma kulmaan, dadkoodana colaad iyo caro ayaa dhex taal

 

BAYAAN Xarakada Al-shabaab Al-Mujaahidiin QAADACAADDA SHIRKA ISKU DHAFKA

 

These guys are astute, adamant, determined, objective and honest to their tenet. And would not accept any other alternative.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this