Sign in to follow this  
sahal

Faroole: Wasiirradii puntland waxaa bililiqeystay Sheekh Shariif

Recommended Posts

sahal   

Waar odayga ha la yaabina, macmacaankii xamar baa yaraaday from president to 1 Wasiir, ;) waa wax laga xumaado xitaa kan wasiirka laga dhigay shalay wuxuu lahaa piracyland way go'aysaa, gooni baan isu taageynaa etc.. redface.gif laakiin hadda macmacaankiisuu iska doontay ....

 

Tolow ransomka Piratesku ma ku filnaan doonaan odayga? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Shilling:

quote:Originally posted by Naxar Nugaaleed:

xayawaan foqal xaywaan, Puntland's parliament should do itself and the state a favor and impeach this guy.

Faroole's concerns are legit; both the president and the parliament of Puntland are united against Sheikh Shariif's ill intention toward the state. I'm sure none of you anti-Faroole folk even bothered to check Sheikh Shariif's track record on anything regarding Puntland, perhaps if you all had you all might have had understood the man's concerns. But I don't see that happening anytime soon since you'll are busy making Sheikh Shariif and his advisers ill intention a reality. It's ridiculous how you all manage to turn every legit dispute that state has with the TFG, SSC and Mr. Atom into clan issue.
u not making sense awowe,how is Faroole's beef with SSC is legit? spill the beans

 

[ November 17, 2010, 06:52 PM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

quote:Anaga Puntland ahaan 3 wasiir ayaa nagu magacaaban xukuumada labo ka mid ah Ninka Madaxwaynaha ah ayaa bililiqaystey oo keensadey wax lala yaabo weeye wasiiro laka bililiqaysanayo anagu arintaas yeeli mayno nama matalaan” ayuu yiri Madaxwayne Faroole.

 

waxan maqli jiray kuraasi iyo hubka casriga la biliqeystey laakin wasiir dhan oo la biliqeystey
:Dlol

 

Pirates crying "we woz robbed". :D Whatever next.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

I don't understand where Faroole or Puntland state are coming from. Puntland clearly is unable to take Laas Caanood from Somaliland, why then be so opposed to local's efforts to act in that regard? Is Puntland's fear a successful local takeover of Laascaanood from Somaliland that that effectively degletimizes Puntland's control?

 

"Waxaanu ognahay in niman Xamar loogu yeeray, hub iyo lacag loo balanqaaday" :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

The anticipation was that Professor Abdiweli who is a friend of Farmaajo, was to soothe the general sense of unease that is now caricatured as “war” between Faroole and Shariif, by pressing forward a rapprochement of sort between the two bodies (TFG and Puntland). There was even a working plan for Farmaajo and Abdiweli to visit Puntland within a month of new cabinet announcement.

 

Putting aside Faroole’s brusque persona, I sense Shariif’s demands that his “office boys” as Faroole put it, obtain Puntland’s share of cabinet was a step in the wrong direction. It is legitimate fight on Faroole’s part that the share of cabinet ministers allocated for Puntland clans be given to folks that are responsive advocates of the state’s interest at the federal level regardless of what sub-sub-clan they hail from. Faroole argues Shariif's friends are not. It is a no-brainer.

 

Hopefully this noticeable escalation will subside.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Jaaliyadda SSC Ee Bariga Africa: C/Kariim Xassan Jaamac, wuxuu metelaa Beesha SSC anaagana dirsanay”.

 

 

Waxaa maanta hadal qoraal ah ka soo saaray magaalada Nairobi Jaaliyadda SSC ee ku dhaqan dalka Kenya. Qoraalkan oo uu ku saxeexnaaye gudida Jaaliyadda SSC ee barriga Afrika ayaa u qornaa sidan.

 

 

 

Baaq Canbaareyn ah.

 

Anooga ah gudida Jaaliyadda ***** ee ku dhaqan Bartahamaha iyo Bariga Afrika, waxaanu canbaareynaynaa, kana soo horjeednaa hadalkii gefka ahaa ee ka soo yeedhay Madaxweynaha maamul goboleedka Putland C/Raxmaan Faroole, kaasoo uu ku daadifeeyey kuna dafiray Jiritaanka beelweynta Dhulabahante.

 

Waxaana si weyn u diidanahay hadalka nuxurkiisu ahaa yasitaanka, ee uu talada beesha *********** isi siiyey, asagoo is iloowsiinaya in beeshani ay aayaheeda ka tashatay una madaxbanaan tahay.

 

Waxaanu cadeynaynaa anagoo ah aqooyankii, gudid iyo guud ahaan jaaliyada ******** ee ku abtirsada deegaanada SSC, waxaanu u sheegaynaa umadda Soomaaliyeed, madaxda iyo Barlamaanka Soomaaliyaba in aanu igmanayn isla markaana uu na matelo Dr: C/Kariim Xassan Jaamac, kuna raacsanahay magacaabistiisa oo ahayd mid ku timid rabitaanka, talada iyo soo jeedinta beesha iyo deeganada uu ka dhashay.

 

Waxaanu markale ku celinaynaa in uu metelo mudane C/kariim Xassan Jaamac beeshiisa iyo deegaanadiisa, isla markaana ay Gef tahay in Faroole uu soo farageliyo danaha deegaanada kale ee aan hoos imaan, waxaana u sheegeynaa markale in C/Kariim aanu u dooranay inuu noo metelo Siyaasada dawladda Soomaaliya anagoo tixgelineyna, Aqoontiisa, kartidiisa iyo weliba wadaniyadiisa shakhsiyadeed. Taasoo uu ugu adeeg karo umadda Soomaaliyeed guud ahaantoodba,

 

Dalka Soomaaliya maanta waxaa wax lagu qaybsadaa qabiil, dawladuna waxay ku dhisan tahay Nidaamka 4.5ka, mana jirto sabab uu Faroole u soo faragelin karo xaqa ay beeshani u lee dahay Booskeeda iyo cida ay u dhiibatay toona.

 

Waxaana ku waanineynaa Mr: Faroole inuu joojiyo cadawaada uu ka dhex beerayo dadka walalaha ah ee uu magacooda huwan yahay, waxaana wax laga xumaado ah inuu gaar u barbartilmaamaydsado labada wasiir ee aan ka soo jeedin beeshiisa, halka uu taageeray kii ka soo jeedey beeshooda.

 

Waxayna arintani dhalin kartaa kala shaki soo kala dhexgala dadka Hilbuhu ka dhexeeyaan, waxaadna moodaa in Faroole uu noqday mas’uul loo soo diray kala irdheynta beelaha walalaha ah , asagoo amrkastaba muujiyana maxabo uu u hayo dadyawga kale halka uu shacabka iyo deegaanada SSC-na uu geeska ku feedhayo.

 

Ugu danbeyntii waxaan ugu baaqaynaa shacabka Soomaaliyeed inay la shaqeeyaan dawladda Federaalka ah, oo abid hada ka horoow aan loo dhisin gole wasaaradeed oo sidan tayo iy aqoon u leh, taasoo ka turjumaysa salka xukuumada oo ah Ra’iisal wasaaraha oo noqday nin aqoon iyo karti Hibo loo siiyey, taasoo dhaxal siisay inuu soo dhiso xukuumadan loo hanweyn yahay isla markaana kooban.

 

Allaah ayaa mahadleh,

 

Waxaa na soo gaadhsiiyey Gudida Jaaliyadda SSC ee Bartamaha iyo Bariga Afrika.

jidbaale

 

[ November 17, 2010, 08:23 PM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Libaax, you live in the civilized world awoowe, what is this misconception about the nature of federalism as it works in the federal policy level? The cabinet is and should be completely at the discretion of those in power on the federal level without sense of control in representation by those at the state level. When you say " It is legitimate fight on Faroole’s part that the share of cabinet ministers allocated for Puntland clans be given to folks that are responsive advocates of the state’s interest", you remind everyone who understands Somalia's past, present, and can foresee its future why federalism will never be implemented given the socio-politico nature of the Somali populace and the equivocation of federal states with clan factors.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Originally posted by Gabbal:

I don't understand where Faroole or Puntland state are coming from. Puntland clearly is unable to take Laas Caanood from Somaliland, why then be so opposed to local's efforts to act in that regard? Is Puntland's fear a successful local takeover of Laascaanood from Somaliland that that effectively degletimizes Puntland's control?

 

"Waxaanu ognahay in niman Xamar loogu yeeray, hub iyo lacag loo balanqaaday" :confused:

Gabbal,

 

Walaal, Just like you people of SSC don't understand where fool faroole and Puntland subclan militia are coming from !!!

 

 

Puntland was defeated by Somaliland clan Militia back in 2007 in Las Anod, After 3 years Puntland is either weak or doesn't care about SSC Region

 

 

Now People of SSC don't understand why Fool Faroole and his Puntland sub-clan faction are against SSC People and SSC Freedom Movement who want to liberate their land?

 

SSC people know that Faroole and his sub-clan faction fear so much if SSC people and SSC freedom movement succeed and liberate Laas Caanood and all SSC Regions.

 

Faroole told people of Garowe at Eid Prayer, that he will fight against SSC Freedom Movement in every way possible, he added that members of SSC cannot come to Garowe, North Galkacyo, and Bosaso, SSC members cannot use Puntland Airport, sea ports, etc

 

 

Also, Fool Faroole said he will seek the support of Warlord Siilaanyo and Somaliland Clan Militia as a part of his war against SSC people and SSC Freedom Movement

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Galdogob Times:Hadalladi Dhataqa Uu Ka Dhawaajiyey Faroole Oo Baddi Kicisay..Doonidu Ninkay Ridoow Dan Iyo Xeeeshaa

 

Tuesday, 16 November 2010

 

Salaam ka bacdi Ciid wanaagsan dhamaan ummada Somaali meel walba aad ku nooshi-hiinba .. waxaa ilaahay ka baryaya waa habeeno ciide inu Soomaali ka dhigo dal madax-banaan oo leh nabad, bash-bash iyo barwaaqo.

 

Intaa ka dib waxaa maanta illa shalay la qaa-daadhigaya arinka ereyga sharka xun uu ka dhawaajiyey shiikha beesha muhiimka is biday, irbada qabyaaladeed ku mudantahay ee aanba joojineyn xumaan ka talinta iyo bir aslida Cabdiraxmaan faroole oo malaha u dad gaara ku beer-laxaawsanaayo isagoo malaha ujeedadiisu tahay inu halaq laba afle ah luqunta ugu duubo umadda reerk Punt-land .. Runti insaanka ka weyin-meysid mid taariikhda taxan iyo xaalada waaqiciga taagan ka been sheega oo aan awood u lahayn garashada ciyaaraha geemka siyaasadeed ee socta oo garashada xumida haysa tuhun kaa galayo ah ma yahay axdkaan faroole mid wax u kala soocan-yihiin

 

Shimbir walba codkiisa ayuu ciyaa .. Shiikha beesha Mr.Cabdiraxmaan faroole oo aanan garaneyn sidu ugu marqaamay amase ku daawaday awooda tunkiisa dhalanteedka ah ee aanu dan ugu jirin .. maa-maah ayaa oraneysa " isha qodaxdi mudi lahayd ma aragto" Siikha beeshiisa hor fadhiya Faroole marku rog rogay maskaxdiisi qabyaalada harka cad lugeyneysa oo uu si bareera uga baahiyey qarjacjacdiisi laanta BBC isagoo aan geed ugu soo gaban gardareysiga labada Professor waa Cabdi Rashiid Khaliif iyo Cabdi-kariim oo ka gadooday qaabka lagu siiyey wasiirnimada malaha sida loo qaatay uga gogol lahaa in isaga lagala tashado oo dabadeed reerkiisa si gaara ugu muraadsadaan .. dabcan guuxi iyo carradi mr. faroole waxay keentay in bulshadi Soomaali dacalada caalamka ku nooleyd ay damiirkii caqliga iyo jirka ka dubaaxiyaan oo maanta toosh weyn meel kasta looga eegayo shiikhaas damaca qabyaalada cajiibka la gabaneyn, waxaana muuqatay in Mr. faroole cirbihi is jaray cawardiisiina dibada soo dhigay waana sida ay dad badani doonayeen in waxa caynkaas ah lala arko sida ay u adagtahay in lala noolaado amase wax lala qaybsado oo aysan ka muuqan rajo ka soo socota

 

Sheekada Labada wasiir Professorada ah ee shiikh Puntland magac dhabay ee baxriga ku ah culuunta sayniska siyaasada dhaqaalaha haddi loo baahdana buuxinkara culuumta islaamka marjacna ka noqonkaraan laga wanaagsan inaan ku dheeraado,waxaanse kaliya xusaya in horay labadaas professor madaxweyne Shariif loogu soo xulay dhismaha maareynta maamulka dawladnimo oo dabadeed sida ay wax u qurxiyeen si maqsuud ah loogu sacab tumay, haddana markii u hindisaayey Mudane Maxamed Farmaajo dhismihi dawladiisa waxuu door biday ineysan meel uga banaaneyn basaasiinta qoor-gooyada ku caan baxay yiraahda mansab ha la ii dhiibo qoorgooyadi hadda waan ka haraye iyo maxaad aaminsantahay oo halkoodi dhigay professoro bira iyo aqoonyahano maxaa taqaan lagu xushay, arintu si kastaba ha ahaate Cabdiramaan Faroolow haddi aad labadaas professor aad uga baahato maareynta iyo qurxinta maamulka qiirada qabiil kaaga dhiiqoobay waa kaala hadli-karnaa, shiddo la'aanna wey ku caawinikaran.

 

Bisqin rag bay kuu geysaa, ragse kaamo celiso .. Cabdirax-maan Faroole oo intuu is lahaa siyaasi isu muuji oo dhig khidado ulajeedo habowsan leh ayuu ka badin waayey .. ileyn nin meeli u cadahay meeli ka madowe inu maanta falaadkiisi dagaalka ku jeheeyo meel ka dhac qabiilo gaara, aflagaado qof werar, magac-dhaw toos ah iyo hayb si mutaxan farta loogu godo intaaso oo ka reeban diinta, dhaqanka iyo dadnimadaba .. hanfade run sheeg ma aha halka dantu ku jirtana ma garto wixiisuna waa hinbiriirsi oo aragti wanaagsan ma laha sidaa daraadeed Mr.Office Boy Waa faroole oo xidigiisi dhacay talaabo kasta uu qaado waxuu ka dhaxla "Uf siyaaso xume,qiyaas Xumaa" oo marna guul ma horseedo balse markasta shabeel miranaaya ayuu afka uga dhaca ileyn waa shakhsi shaqo uusan geyne oo deel qaaf ku ahayd lagula kufaye, laakiin isagu markasta waxuu isu qaataa ruux muhime .. Dadkii Puntland gaajo darteed caloosha ayey ka qaansoobeen mr. Faroolana waa dhurwaagi dhargi aqoon waayey sidu mac-macanki umada u cunaayey iyo kiiskii xaaraanta burcad-badeeda wax ka leefaayey sidey rabto ha ku soo gashe ayaa calooshiina faaxda noqotay oo dabadeed dadnimadi dibada ka noqotay, mana aha nin xil qaadi-kara umana qalmo oo ha ogaado in la iska daba yimid oo arinka sidi hore usan ahayn, waxaa socota saansaan maxkamadeed oo loo diyaariyey kuwa afduubka ku haya maraakiibta caalamka badaha goosheysa oo sir-doonka iyo dipolomaasiyada caalamka cadeeyeen isagu in la tuhunsanyahay.

 

Beelaha reer Punt-land beerka iska og oo mid waliba waxuu la socdaa waxa kan kale ku jira uurkiisa shar iyo kheyrba key tahayba, oo inta badan lama oga iney naxariis isu hayaan iyo waxa ay isla damacsanyihiin.. hadana guudka baa lagu wada socdaa oo qolo qolo ayaa la isku xaq-dhawraa, ilkahana waa la isu cadeeyaa oo la isu dabal joogteynayaa ..Hadal intuu Uur kaaga ku jiro buu amaanadaa yahay .. laakiin haddi u soo dhaafo dibnahaaga waxaad ogaata in anu lahayn dabo la qabto oo waa taas maanta maskaxdaadi marneyd iyo hadalkaagi dhataqlaha ahaa ee aadan u meel-dayin aan qodaxdiisi araganay iyo miciyihii laabnaa oo aad nala gaadeysey oo ujeedaadu tahay in qosolka dhoola-cadeeynta aad na tusi jirtay aad ku dooneyso anagoo kuu dagan qosleyna inaad na xabaasho.

 

Ujeedada iyo haatan aan daro mididu kalka ay boogtu tahay, nin waxa taagan aan garaneyn waxa soo socdadna ma garto .. Doox baa la maraya iyo bad-weyn .. Doonnida ninkii ay ridoow dan iyo xeeshaa ..Cabdi-raxmanow masuul-kasta waxuu qabto ama qaloociyo farxad iyo murug mid uun taariikhda ayaa xusta .. wixii horay Punt-land Dad iyo Maal nooga baxay reer ahaan amase nooga riiqmay waxaan ku qoreynaa buuga khasaaraha " lost account" bal maanta waa adigaa garkii iyo madaxi noo soo xiirte bal nin walba waxuu hayo ha soo daayo ciidi wax ka daadanayaan waa la arki-doonaa waxaana ku sheegeyna Beesha Galdogob dib u noqonmaayo kii isku dayana waa ogyahay inu ceel dheer ka heesi-doono ee maalinta xanuunka mawdku ku soo hayo soo diyaar garow waa inoo dagaal wadani iyo mid reer .. waana la kala baxaya oo la is hursan-maayo .. intaa waxaan filaya inay waadix tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

BAAQ: UJEEDO BEESHA Galdogob SIDA AY U ARAGTO HADALKII C/RAXMAAN FAROOLE

 

UJEEDO BEESHA Galdogob SIDA AY U ARAGTO HADALKII C/RAXMAAN FAROOLE EE WASIIRADA TFG IYO GO’AANKII HADA LAGA QAATAY

KU: DHAMAAN SAXAAFADA DHINACYADEEDA KALA DUWAN

 

ANAGA OO KA XUN SIDA U HADALKAAS U YIRI IYO SIDA UU U FASIRNAA LABADABA OGNA MEESHA UU SALKA KU HAYO WAXAAN UGA TACSIYAYNAYNAA SHACABKII KHASABKA KU AHAYD IN AYAGA OO CIBAADO U TAAGAN COLAAD LAGU GU’DOONSIIYO.

 

WAXAAN KALE OO XASUUSINAYNAA FAROOLE IN PUNTLAND AY KA DHALATAY SADEXDII URUR EE USP..SSDF..SNDU SIDA KU CAD AXDIGA PUNTLAND FAROOLENA UU ISKA INDHO TIRAY. MUDANE FAROOLE UU CADEEYAY IN WASIIRKA Beesha Bariga/Puntland LABADA WASIIR EE KALE Galdogob IYO SSC AYSAN MATALIN SHACABKODA MAADAAMA AAN LASOO MARIN FAROOLE .

 

WAXAAN KA XUNAHAY HAB DHAQANKA FAROOLE EE CAGA JUGLAYNTA NIN JECLAYSIGA IYO ISLAWAYNIDA EEXDA QAR ISKA XOORNIMADU KU DHEEHANTAHAY UU KU HAYO BEESHA TANADE IYO DHAMAAN UMADA SOOMAALIYEED IN DHAWAAN AAN GO’AAN DHAXAL GAL AH KA QAADAN DOONO MAAMULKA FAROOLE

 

WAXAAN DHAWAAN SHIR KU DAG DAG AH KU QABAN DOONAA DAG GAALKACYO KAAS OO WAXII KA SOO BAXA DAG DAG AAN IDIIN SOO GAARSIIN DOONO

 

WAXAA LAGU WARGALINAYA GUDOOMIYIHII UGU DANBEEYAY EE URURKII SNDU IN UU SIDA UGU DHAQSIYAHA BADAN KU SOO GALO GALKACYO HALKAAS OO BEESHU SHIR KU LEEDAHAY

 

MAHADSANID

GUDOOMIYHA GOLAHA DHEXE EE

SNDU

Share this post


Link to post
Share on other sites
Shilling   

Originally posted by ismacil mire:

quote:Originally posted by Shilling:

quote:

Originally posted by Naxar Nugaaleed:

xayawaan foqal xaywaan, Puntland's parliament should do itself and the state a favor and impeach this guy.

Faroole's concerns are legit; both the president and the parliament of Puntland are united against Sheikh Shariif's ill intention toward the state. I'm sure none of you anti-Faroole folk even bothered to check Sheikh Shariif's track record on anything regarding Puntland, perhaps if you all had you all might have had understood the man's concerns. But I don't see that happening anytime soon since you'll are busy making Sheikh Shariif and his advisers ill intention a reality. It's ridiculous how you all manage to turn every legit dispute that state has with the TFG, SSC and Mr. Atom into clan issue.
u not making sense awowe,how is Faroole's beef with SSC legit? spill the beans
Suleiman Ahmed Isse and SSC challenged Puntland's claim on Sool and Cayn... in that regard the dispute Faroole has with this group is legit. Haven lost his bid for the states presidency Mr. Suleiman has sworn to lead the state in domestic instability. Thus far though, the state has restrained their supporters from Sool and Cayn to avoid intra-clan bloodshed, a positive move in Puntland's part indeed.

 

Originally posted by Gabbal:

Libaax, you live in the civilized world awoowe, what is this misconception about the nature of federalism as it works in the federal policy level? The cabinet is and should be completely at the discretion of those in power on the federal level without sense of control in representation by those at the state level. When you say " It is legitimate fight on Faroole’s part that the share of cabinet ministers allocated for Puntland clans be given to folks that are responsive advocates of the state’s interest", you remind everyone who understands Somalia's past, present, and can foresee its future why federalism will never be implemented given the socio-politico nature of the Somali populace and the equivocation of federal states with clan factors.

Gabbal,

 

In light of what Sharif's "mentors" argue your whole point there is flawed… Sharif and his cohorts think any recognition of regional authorities, such as Puntland, would degrade the legitimacy of the TFG in the eyes of the international community; the mentors favor a centralized state that would preserve their positions and forestall the threat to their power from self-determination in the regions. But taking the F out of the TFG as they planned from get-go has yet to materialize and that is precisely because Puntland remains unwilling to compromise on its perceived vital interests when it is engaged with a weak partner that has nothing to offer but access to the coffers of donor powers, which the weaker partner is all the more jealous to guard, because that is its only asset.

 

Puntland in my opinion is the only honest partner and they should be commended for insisting its fair due.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Gabbal:

Libaax, you live in the civilized world awoowe, what is this misconception about the nature of federalism as it works in the federal policy level? The cabinet is and should be completely at the discretion of those in power on the federal level without sense of control in representation by those at the state level. When you say " It is legitimate fight on Faroole’s part that the share of cabinet ministers allocated for Puntland clans be given to folks that are responsive advocates of the state’s interest", you remind everyone who understands Somalia's past, present, and can foresee its future why federalism will never be implemented given the socio-politico nature of the Somali populace and the equivocation of federal states with clan factors.

Sarreeye, I am not positive I comprehend your "winner-takes-all" state of mind in these difficult times. This is Somalia, for god sake. The nation has been at war for two decades. Reconciliation and rapprochement attitude is paramount if one is serious about restoring the nation’s broken psyche. This is not a multi-party classical democracy. This is Somalia, a nation where mere cabinet ministers are often seen as the elected representatives of regional/clan interest.

 

What is the concern if Puntland is given 3 ministers that work well with its parliament, President, vice President and ministers? Did the old reconciliation process Farmaajo was to move forwards morph into a process of alienation and estrangement by appointing PINOs hostile to the very values Puntland is founded on? If such "ill will" is precisely what Shariif and Farmaajo have in mind, then there is no argument here. :D

 

Awoowe, President Faroole is against the mere appointment of PINOs (Puntlander-in-name-only) who are there to fight against the state’s interest. There are many of them and they belong to every sub-sub-sub clan of Puntland. It is not that difficult to appreciate Faroole’s logic here.

 

If Shariif and Farmaajo want to “do they thang” as we say in America, then so be it. But let us not protest when Faroole articulates a policy that neutralizes a perceived threat.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is a political marvel: Gabal is fiercely defending the TFG :D:D .

 

On the topic, and without mincing words: Faroole waa gefay. There is no way to spin it.

 

What he said was neither here nor there. Puntland should fight on the big fights in influencing the nature of future federalism in Somalia. It should not enter skirmishes in commenting on mere cabinet members; especially the leader of Puntland should not really be singling out individuals to judge their loyalty to Puntland. That is below the belt as it were…

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this