Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka arimaha dibadda Somaliland oo kulankii u horaysay la yeeshay shaqaalaha Wasaaradda

Recommended Posts

Deeq A.   

Hargeisa, (Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL, Mudane Eng Cabdiraxmaan Daahir Adam ayaa kulankii ugu horreeyey la qaatay Agaasime Waaxeedyadda Wasaaradda, kulankaas oo daaranaa isbarasho iyo soo dhaweyn, iyada oo uu kulankaas Wasiirka ku weheliyey, Agaasimaha Guud ee WAD&IC ee JSL, mudane Ahmed Abokor Mohamed.

img_1_1734787442822.webp

img_3_1734787475615.webp

img_4_1734787492188.webp

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this