Deeq A. Posted Saturday at 08:09 AM Maayarka Degmada Gabiley, Mudane Maxamed-Aamin Cumar Cabdi ayaa si rasmi ah uga tanaasulay xilkii Maayarnimada. Kadib go’aankiisa, Intaa kadib Golaha Deegaanka Gabiley ayaa maayar u doortay Mudane Axmed Ciisood Axmed. Kalfadhigan, oo si rasmi ah uga dhacay hoolka shirarka ee Dawladda Hoose ee Gabiley, waxaa kasoo qaybgalay 8 xildhibaan, kuwaas oo cod aqlabiyad ah ku doortay Maayar Axmed Ciisood Axmed. Musharaxan cusub ayaa helay 7 cod. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites