Xaaji Xunjuf Posted December 21, 2024 Federal governmnet to reverse decision on Ethiopian troop withdrawal from new AU mission 96 SharesFacebookFacebook messengerTwitterWhatsAppLinkedInTelegramPhoneEmail Thursday December 19, 2024 Mogadishu (HOL) – Somali federal government is set to reverse its earlier decision to exclude Ethiopian troops from the upcoming African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM), according to diplomatic sources. Somali President Hassan Sheikh Mohamud recently commended Ethiopian forces for their contributions to Somalia's stability during a ceremony marking the resolution of a year-long diplomatic dispute between the two nations. The dispute stemmed from Ethiopia's controversial memorandum of understanding (MOU) with Somaliland in January, which proposed leasing coastal land for a naval base in exchange for recognizing Somaliland's independence—a move Somalia condemned as infringing on its sovereignty. The December 11 agreement, facilitated by Turkish President Recep Tayyip Erdogan, reaffirmed both nations' commitments to respecting sovereignty, territorial integrity, and international law. The African Union Peace and Security Council had previously approved AUSSOM, slated to replace the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) starting January 2025. In a significant development, Egypt plans to deploy approximately 10,000 troops to Somalia to replace Ethiopian forces. This shift is seen as part of a broader restructuring of Somalia's security partnerships, aligning with the transition from ATMIS to AUSSOM. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 21, 2024 Safaaradda Soomaaliya ee Washington oo heshiis la gashay Shirkad Maraykan ah si looga hortago Aqoonsiga Somaliland 29Shares Sabti, December 21, 2024 (HOL) - Safaaradda Soomaaliya ee Washington ayaa heshiis la saxiixatay mid kamid ah shirkadaha ugu waaweyn ee ka shaqeeya u qareemidda iyo u ololaynta Maraykanka, iyadoo ujeedku yahay in la taageero dadaalka Soomaaliya ee ka dhanka ah aqoonsiga madax bannaanida Somaliland. Warkan oo lagu daabacay joornaalka The Africa Report, ayaa lagu sheegay in shirkadda BGR ay qandaraas ku qaadatay muddo 12 bilood ah lacag dhan $600,000 si ay saamayn ugu yeelato go'aannada sharciyeed ee Maraykanka ee la xiriira arrinta aqoonsiga Somaliland. Safaaradda Soomaaliya ayaa sheegtay in xiriirka Soomaaliya iyo Maraykanka uu yahay mid istiraatiiji ah. "Waxaan sii wadeynaa inaan ka wada shaqeyno la dagaalanka argagixisada iyo arrimaha kale ee muhiimka ah ee amniga. Waxaan sidoo kale doonaynaa inaan ballaarinno iskaashiga dhaqaale iyo xiriirka labada dhinacba," ayay safaaraddu u sheegtay The Africa Report. Heshiiskaan ayaa imanaya xilli dhowr ruug-caddaa oo ka tirsanaa Xisbiga Jamhuuriga ay gadaal ka riixayaan aqoonsiga Somaliland. Waxaana kamid ah, Tibor Nagy, oo hore u ahaa Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Afrika, iyo Peter Pham, oo ahaa Ergeyga Gaarka ah ee Harooyinka Waaweyn. Sidoo kale, toddobaadkii hore, Xildhibaan Scott Perry oo ka tirsan Xisbiga Jamhuuriga, kana mid ah Guddiga Arrimaha Dibadda ee Aqalka, ayaa soo bandhigay sharci Somaliland loogu aqoonsanayo dal madax bannaan. Siyaasiyiinta u dhuundaloola arrimaha Geeska Afrika ayaa sheegay in tallaabadan Maraykanka uu uga gol leeyahay inuu uga hortago saameynta Shiinaha ee gobolka. Quote Share this post Link to post Share on other sites