Sign in to follow this  
Liibaan

Imaam Maxamuud oo ku baaqay in la joojiyo Dagaalada ka soconaaya Magaalada Muqdisho

Recommended Posts

Liibaan   

Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 31/03/07

 

Imaam Maxamuud Imaam Cumar ayaa ka codsaday kooxaha ku dagaalamaya magaalada Muqdisho in la joojiyo dagaalada ka socda magaalada Muqdisho laguna badalo gacan ka hadalkana lagu badalo wadahadal.

 

Imaamka ayaa dowladda Federaalka iyo kooxaha kale ee isku haya Muqdisho waxaa uu ugu baaqay in ay joojiyaan rasaasta si loo wada hadlo, wuxuuna Imaamku sheegay in wax faa'iido ah aan laga gaareyn dagaalada ka socda Muqdisho balse wada hadaladu ay ka dhalan karaan is faham iyo in wax la isla meel dhigo oo colaadu meesha ka baxdo.

 

Imaamka waxa uu sheegay inuu ku rajo weyn yahay in la joojinaayo dagaalada oo ay u dhaganuglanaayan kooxaha dagaalamaya baaqa nabadeed ee uu soo saaray, wuxuuna Imamku sheegay inuu labada dhinac si gooni gooni ah ula hadli doono.

 

Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this