Sign in to follow this  
Deeq A.

Liibaan waa nin dalka xaq ku leh Isagana waxa saaran waajib

Recommended Posts

Deeq A.   

Arimaa la saxayaa si aanay wado qaldani inoogu furmin.

Liibaan Al cadaala waa muwaadin wadankiisa xaq kule isagana waxaa saaran waajib.
Hadaba si habka saxda a loo maro, Liibaan wuxuu madaxweyne Cirro ka soo codsanayaa cafis, wadankana wuu imanayaa. Sidaa awgeed dhamaan teen waxaa inala gudboon in aynu arintaa ka gudubno, hoosna loo dhigo, lana yareeyo buun buuninta.

Abdi Ismail Geele

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this