Sign in to follow this  
General Duke

UK, US, EU Arab League welcomes TFG progress

Recommended Posts

MALLOCH-BROWN COMMENTS ON THE FORMATION OF THE TRANSITIONAL FEDERAL GOVERNMENT IN SOMALIA MALLOCH-BROWN COMMENTS ON THE FORMATION OF THE TRANSITIONAL FEDERAL GOVERNMENT IN SOMALIA (12/01/08)

 

The Minister for Africa, Lord Malloch-Brown has welcomed the formation of a new Cabinet of Ministers for the Transitional Federal Government. He emphasised UK support for the Transitional Government, urged it to build on this positive development by advancing the political process and encouraged all parties with a stake in Somalia's future to engage in this process constructively, for the sake of improving the lives of Somalis.

 

Lord Malloch-Brown said:

 

'I welcome the overwhelming Parliamentary endorsement of the new Transitional Federal Government Cabinet of Ministers. This positive step in Somali politics will now allow the Transitional Government to turn its attention to advancing a genuine and inclusive political process in Somalia, as envisaged in the Transitional Federal Charter. We look forward to the rapid and full implementation of the outcomes of the National Reconciliation Congress last August, leading in particular to a Constitutional Process and a meaningful, fully inclusive political dialogue.

 

'Emphasising the United Kingdom's continued support for the Transitional Government, we stand ready, with our international partners, to provide assistance to the Government and Transitional Institutions to help deliver the transitional period. I call on all other parties with a stake in Somalia's future to engage in this process constructively. Somalis have suffered for far too long from the effects of conflict, political instability and lack of security'.

(12/01/08)

 

The Minister for Africa, Lord Malloch-Brown has welcomed the formation of a new Cabinet of Ministers for the Transitional Federal Government. He emphasised UK support for the Transitional Government, urged it to build on this positive development by advancing the political process and encouraged all parties with a stake in Somalia's future to engage in this process constructively, for the sake of improving the lives of Somalis.

 

Lord Malloch-Brown said:

 

'I welcome the overwhelming Parliamentary endorsement of the new Transitional Federal Government Cabinet of Ministers. This positive step in Somali politics will now allow the Transitional Government to turn its attention to advancing a genuine and inclusive political process in Somalia, as envisaged in the Transitional Federal Charter. We look forward to the rapid and full implementation of the outcomes of the National Reconciliation Congress last August, leading in particular to a Constitutional Process and a meaningful, fully inclusive political dialogue.

 

'Emphasising the United Kingdom's continued support for the Transitional Government, we stand ready, with our international partners, to provide assistance to the Government and Transitional Institutions to help deliver the transitional period. I call on all other parties with a stake in Somalia's future to engage in this process constructively. Somalis have suffered for far too long from the effects of conflict, political instability and lack of security'.

 

http://www.fco.gov.uk/servlet/Front?pagename=OpenMarket/Xcelerate/ShowPage&c=Page&cid=1007029391629& a=KArticle&aid=1199200445967

Share this post


Link to post
Share on other sites

British Government welcome formation of Transitional Government in Somalia

 

LONDON, Jan 13 (APP)- The British Government has welcomed the formation of a new cabinet of ministers for the Transitional Federal Government in Somalia and described it as a positive development in advancing political process.

The Minister for Africa, Lord Malloch-Brown in a statement emphasised UK support for the Transitional Government and urged it to build on this positive development by advancing the political process and encouraged all parties with a stake in Somalia’s future to engage in this process constructively, for the sake of improving the lives of Somalis.

 

Welcoming the overwhelming Parliamentary endorsement of the new Transitional Federal Government Cabinet of Ministers, he said this positive step in Somali politics will now allow the Transitional Government to turn its attention to advancing a genuine and inclusive political process in Somalia, as envisaged in the Transitional Federal Charter.

 

“We look forward to the rapid and full implementation of the outcomes of the National Reconciliation Congress last August, leading in particular to a Constitutional Process and a meaningful, fully inclusive political dialogue.’

 

Emphasising the United Kingdom’s continued support for the Transitional Government, he said UK stand ready, with its international partners, to provide assistance to the Government and Transitional Institutions to help deliver the transitional period.

 

Lord Brown called on all other parties with a stake in Somalia’s future to engage in this process constructively saying that the ‘Somalis have suffered for far too long from the effects of conflict, political instability and lack of security.’

Share this post


Link to post
Share on other sites

Talaabadii Lagu Ansixiyay Xukuumada Nuur Cadde Oo Dunida Si Weyn Looga Soo Dhaweeyay

Posted to the MOL January 13, 2008, 7:18 am

 

Ururka Jamaacada Carabta ayaa si weyn u soo dhaweeyay xukuumadda cusub ee Nuur Cadde ee dhawaantaani heshay codka kalsoonida .

 

Talaabo dhanka hormarka loo qaaday ayay ku tilmaameen habka baarlamaanka uu kalsoonida u siiyay xukuumada Ra`isul wasaare Nuur Cadde.

 

Mas`uulka Jaamacada Carabta u qaabilsan arimaha Soomaaliya Samiir Xusni ayaa tibaaxay in ay ku rajo weyn yihiin in xukuumadaani abuurto jawi dalka u saamaxaya deganaasho .

 

Waxa uuna intaa raaciyay n jaamacada Carabta diyaar u tahay in ay xooga saarto sidii loo gacan qaban lahaa xukuumadaani si ay uga mira dhaliso dadaalada dib u hishiisiinta .

 

Samiir Xusni iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dhawaan ku sii jeeda Soomaaliya si xaalada dalkaas ugu kuurgalaan iyo u gogol xaarida booqasho taariiqi ah oo uu Caamir Muusa ku tagayo Soomaaliya .

 

Caamir Muusa ayaa booqashadiisa la filayo diirada ku saaraya muujinta muhimada Carabta u hayaan xaaladda Soomaalya.

 

Mudugonline.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qaahira: Jaamacada Carabta oo soo dhoweysay hana qaadka Xukuumada Cusub ee Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde

12. januar 2008

 

Qaahira (AllPuntland) - Ururka Jaamacada Carabta ayaa si diiran usoo dhoweysay Xukuumada Cusub ee Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde, iyadoona sheegtay in wafdi ballaaran ay usoo direyso Soomaaliya kuwaasi oo u kuur gala xaalada Dalka Soomaaliya.

 

Wakiilka Jaamacada Carabta ugu qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Mr Samir Al-xusni ayaa sheegay in Jaamacada Carabta ay soo dhoweyneyso hana qaadka Xukuumada tirada yar ee uu soo dhiysa Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde.

 

Samir Al-Xusni ayaa sheegay in Jaamacada Carabta ay la shaqeyn doonto Xukuumadan Cusub oo uu sheegay in ay wax weyn ka bedelan tahay kuwii hore.

 

Waxa uu sheegay in qaabka dhismeedka Xukuumada Cusub ee dibada iyo gudaha Baarlamaanka laga soo kala xulay ay tahay mid door muhiim ka ciyaari karta hanaanka dowlada iyo xasilinta dalka sida uu yiri.

 

Mr Samir ayaa sheegay in Jaamacada Carabta ay wafdi u kuur gala xaaladaha bani'aadanimo ay dhowaan usoo diri doonto soomaaliya, si saacidaad uga geystay dadka soomaaliyeed ee dhibaatooyinka la soo gudboonaadeen.

 

Dhinaca Kale Ururka Midowga Yurub ayaa isna soo dhoweeyay Xukuumada Cusub, isagoona aad ugu riyaaqay tallaabadii uu Baarlamaanka ku ansixiyay Xukuumada maalintii khamiistii.

 

C/casiis Maxamed

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mareykanka oo Cambaareeyey Weerarada lagu Soo qaado Ciidamada DKMG iyo kuwa Nabad ilaalinta.

Last Updated::2008-01-09 17:09:44

 

Nairobi(HRNet):-Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibada Mareykanka ee Arimaha Afrika ayaa Cambaareynta waxaa ay u jeedisey Kooxaha ka danbeeya Weerarada lagu soo qaado Ciidamada DKMG ee Soomaaliya iyo kuwa Nabad ilaalinta u jooga Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.

 

Jendayi Frazer oo ay hadalkan Sheegtey iyada oo ku sugan Magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya ayaa waxaa ay sheegtey in aan marnaba loo dulqaadan doonin in ay sii jirraan Kooxo ay sheegtey in ay Lug qabanayaan DKMG ee Soomaaliya.

 

Jendayi oo shir jaraa'id ku qabatay Magaalada Nairobi ayaa ka hadashay dib u dhaca Ciidamada Midowga Afrika, waxeyna ku tilmaantay sababaha ay dib ugu dhaceen Ciidamada Midowga Afrika saanad la'aan, Waxaana ay sheegtey in sida ugu dhaqsiyaha Badan oo lagu helo Haqabtirka Baahida haysata Ciidamada Afrikaanka ah ay ku imaanayaan Wadanka Soomaaliya.

 

Dhinaca kalena waxaa ay soo dhaweysey Janday Frazer Xukuumada Tirada yar ee uu soo Magacaabey Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cade waxaana ay hoosta ka xariiqdey in Xukuumadan ay ka duwanaan Doonto Xukuumadihii hore loo soo Magacaabi Jirey.

 

Waxaana ay sheegtey in XUkuumadan ay Mataleyso Bulshada Rayidka ah oo Xiligan Xukuumada Soomaaliya ay gebi ahaanba Matalayaan.

 

Frazer ugu danbeyntii waxaa ay sheegtey in DKMG ah ee Soomaaliya oo uu Caalamka oo dhan aqoonsanyahay ay heli doonto Sanadkan 2008 Taageero Caalami ah oo Wax ku ool ah taas oo isugu jirta Mid maal iyo Mid Maskaxeed.

 

Mohamed Ali Dalmar

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jaamacadda Carabta Oo Soo Dhawaysay Siyaasadda Xukuumada Cusub Nuur Cadde Ee Dalka Soomaaliya.

 

Jan 12 2008 Radiofreesomalia.com

 

Ururka Jaamacada carabta ayaa si diiran u soo dhaweeyay Magacaabista Golaha wasiirada dowlada Federaalka Soomaaliya ee dhawaan looga dhawaaqay baydhabo.

Afhayeen u hadlay xoghayaha guud ee Ururka jaacadda Carabta Camar Muuse ayaa sheegay in Wadadmada Carabtu ay si wayn ula dhacsan yihiin Siyaasadda uu ku hoggaaminayo Soomaaliya Ra’iisul-wasaare Nuur Cadde, balse ay wanaagsan tahay in Ciidamada Itoobiya ay isaga baxaan Soomaaliya.

Wadamada Carabta ayaa amaan u soo jeediayay R/wasaare Nuur cadde oo ay ku amaaneen Wadahadalada uu la yeelanayo Xubnaha ku sugan magaalada asmara ee Mucaaradka ku ah Dowladda Soomaaliya.

Bayaan ka soo baxay Xarunta Jaamacadda Carabta ayaa lagu sheegay in Wadamada Carabtu ay is garab taagayaan sidii Soomalaiya ay uga taageeri lahaayeen dhinacayada dib u dhiska iyo dib u heshiisiinta, arrintan ayaa ku soo beegantay ka dib markii si aqlabiyad ah ay ansixiyeen Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya 18-kii wasiir ee uu soo dhisay Nuur cadde.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this