Yoonis_Cadue Posted December 1, 2005 Dowlada Bilgium Oo Si Rasmi Ah Xafiiskeeda Ugu Furatay Dalka Somalia! Now even the former Ambassadors are returning. That's what makes me really proud! VIVA LA SOOMAALIYA Somaliweyn - Jowhar--Somalia - 1/12/05 Dalka Belgium oo ka tirsan Midowga Yurub ayaa maanta si rasmi ah xafiis ugu furatay dalka Somalia xaruntiisa KMG ee magaalada Jowhar. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somalia Md. Cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa gacanta loo galliyey kana aqbalay warqadahii dukumentiga ee dowlada Belgium oo uu ka gudoomay Safiirka dalka Belgium ee Somalia Mrs. Kristina Funes Nopper. Saaka abaarihii 9:30am ciidanka Baanbayda ee Musikada waxa ay ka dhawaajiyeen astaanta Calanka Belgium waxaana la suray xarunta dowlada FKMG ee Somalia. Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa gacan qaaday safiirka Belgium una sheegay in loo baahan yahay in ay gacan qabtaan dowlada curdunka ah ee u baahan in dhan walba laga taageero, isla markaana uu xafiiskan bulshada soomaaliyeed uu caawinaad u fidiyo. Wasiiru dowlaha arimaha Dibada Ibraahin Shiikh Cali Xaafuun oo saxaafada la hadlayey ayaa sheegay in ay tahay arintaani talaabo dimoqraadi oo ah waxqabsiga midowga Yurub. Mrs. Kristina Funes Nopper oo ka hadashay ayaa tibaaxday inay ahayd 1988-dii safiirka Belgium ee u fadhiya dalka Somalia hadana ay nasiib u yeelatay inay markale safiir ka noqoto dalka Somalia. Mrs. Kristina ayaa ku nuux nuuxsatay in 1988-dii dalka Somalia ay dowlad dhexe ka jirtay isla markaana xasiloonida iyo kala danbaynta ay wanaagsanayd balse hada ay ka baahi badan yihiin sidii ay markii hore ay ahaayeen, waxaana ay balan qaaday in dalkeeda ay wax u qaban doonaan isla markaana ay si wanaagsan ula shaqaynayaan dowlada lagu soo dhisay dalka Kenya. Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf ayaa waxa uu ku kaftamay waagii ay safiirka ka ahayd dlka Somalia 1988-dii uu isaga jabhad ahaa balse hada uu yahay Madaxweyne. Mrs. Kristina Funes Nopper iyo wafdigeeda ayaa maanta u anbabaxay dalka Kenya waxayna u sheegtay Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf inay bisha Janaayo ay toos usoo degi doonto magaalada Jowhar, shaqadeedana ay bilaabi doonto wixii xafiiska looga baahnaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
OogBoi Posted December 3, 2005 Whats with the shades? She looks like a bug.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yoonis_Cadue Posted December 3, 2005 lol, You got a point she does actually. Quote Share this post Link to post Share on other sites
uchi Posted December 4, 2005 Did someone Call for Ms. Uranium Belgium? Considering that Belguim once controled the Uranium Market, Genocide in Rwanda, business in Congo...etc Uranium in Somalia http://minerals.usgs.gov/minerals/pubs/country/2000/et00.pdf#search Hiroshima and Nagasaki bombs, tied back to Belguim Uranium. http://bellaciao.org/en/article.php3?id_article=2487 Who are we kidding here - Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xoogsade Posted December 4, 2005 Thanks for the links. I was asking myself why Belgium would be coming there before the Italians showed up with their ambassador. It all makes sense. And btw, A/Y refused to meet the UN representative after they disagreed on some policy issues. He wants a lift of the weapons ban while the UN rep disagreed with that. Nabad galyaa la sugaa kulahaa and they need the weapons. Now it is back to the drawing board again of "we will fight you if you come in with force, and no, we don't care, cause we will fight you regardless". Quote Share this post Link to post Share on other sites
Temujin Posted December 5, 2005 I got question. Who is that dude standing next to the white lady in the first picture? Not Mohamed dheere, the other one. Quote Share this post Link to post Share on other sites