Nationalist Posted October 9, 2004 TN oo si toos (Live) ah u soo gudbindoonta Doorashada Madaxweyninimada ee Soomaaliya Oktoobar 09, 2004 (HOL) - Sharikadda Telefeshinka ee loo yaqaan Somali Televsion Network (STN) ayaa ku ballanqaaday in ay dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool dibadda ay si toos ah (Live) uga daawankaraan doorashada la filayo in dhacdo maalinta Axad bishuna tahay 10ka Oktoobar ee Sannadka 2004. Guddoomiyaha Shirakadda STN ee Waqooyiga America Mr. Tanaad Xersi Ismaaciil oo ay Hiiraan Online ka warsatay arrintaan ayaa noo sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay horumarka ay ku talaabsatay sharikadda STN oo u sahashay dadweynaha Soomaaliyeed in ay kala socon karaan doorashada Madaxweyninimada ee Soomaaliya. "Waa markii ugu horeysay taariikhda Afrika ee doorasho si toos ah looga wada daawado adduunka oo dhan" ayuu yiri Tanaad Xeris. "Waxaana mahadda iska leh" ayuu yiri "dhammaan maamulka iyo shaqaalaha STN oo suuragaliyey arrintaan taariikhda leh". Waxay sidoo kale ay STN si toos ah u soo tabindoonaa Caleemasaarka Madaxweynaha Cusub ee Dowladda Federaalka ee Soomaaliya. Ciddii dooneysa faahfaahin dheeraad ee la xiriirto Televisionka STN, [ October 09, 2004, 03:10 PM: Message edited by: Admin ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted October 9, 2004 If one prefers updated audio news on the Nairobi conference, I believe Daljir Radio, which houses a huge audio collection, is another powerful alternative. http://www.daljir.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thierry. Posted October 9, 2004 Cheers for that gents but can someone tell me wich channel in STN it will be shown Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thierry. Posted October 9, 2004 sorry is stn going be shown tommorow is it VTV or another channel Quote Share this post Link to post Share on other sites
Rokko Posted October 9, 2004 Thanks for the link libaax and nationalist. me didn't know these candidates had to sign an "acceptance" declaration before the vote starts. lol I, MOBB_DEEP, PROMISE TO ACCEPT WHOEVER THAT IS ELECTED. lol ya'all should do the same na'mean. loool. Smith, Xarago, Nugaali, Bari, JB, Nationalist, Rahima, HornAfrique, Liqaye(Mr.Ceelbuur), the late deceased Otali(he only exists in spirit:D), ya'all make the pledge and promise the same thang na'mean. Caddow is doing very well, but don't forget inayeey has been known to be the COME-BACK-KID na'mean. loool Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 9, 2004 I, SMITHNWESTERN, PROMISE TO ACCEPT WHOEVER IS ELECTED ON SUNDAY 10/10/2004. Long live Somalia....My home sweet home. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted October 10, 2004 I, Libaax-Sankataabte, PROMISE TO ACCEPT WHOEVER IS ELECTED ON SUNDAY 10/10/2004. Quote Share this post Link to post Share on other sites
mojam Posted October 10, 2004 You all crack me up. I too will accept whoever is elected UNLESS it is that Mr. Yusuf. I saw STN today when Abdiqasim was giving his speech. Is he a candidate? This guy seems to have good intentions for Somalia. I have always been a fan of his. I would definately vote for him. PS the presidential elections can be seen world-wide from Australia to N-America. It will start at 12Noon local time in Nairobi. Thus, 11 Am in the UK and 6Am in Canada/us. The channel STN comes on BTV1 in north america. it shares the channel with a Croatian channel. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coloow Posted October 10, 2004 Is it possible for European viewers to watch SDN? Are there other radiostations/TV that is reporting live? LST, I am listning to Radio Daljire. Ninka wariyaha Daljir muxuu la suuroonayaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted October 10, 2004 I, HornAfrique, PROMISE TO ACCEPT WHOEVER IS ELECTED ON SUNDAY 10/10/2004. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BN Posted October 10, 2004 Mojam, Which sat dish/receiver are you using to receive BTV1 in N. America? What was the total cost? Is there a subscription for STN or is it still a free trial? And lest I forget; I, Bari_Nomad, PROMISE TO ACCEPT WHOEVER IS ELECTED ON SUNDAY 10/10/2004. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coloow Posted October 10, 2004 For European viewers: Wadamada Yurub oo si toos ah caaw u fiirsaday banaamishka TV STN oo laga soo tabinaayo Nairobi Nairobi TV STN oo ku guleystay in uu ka qanciyo Soomalida qurbaha ku nool in ay si toos ah kala socdaan shirka dib u heshiinta soomalida ee ka socda magaalada Nairobi kaa soo bari subax si toos ah looga daawan doona TV STNka doorashada madaxweynaha wadanka xukumi doona shanta sano ee soo socota Waxaa caawa si toos ah looga daawada barnaamishkeedii tijaabada ahaa kasoo si toos ah looga daawanaayey caawa shanta qaradood ee Aduunka, Waxaa dadweynaha Soomaaliyeed la ogeysiinayaa in telefeyshinka Soomaaliyeed ee caalamiga ah ee STN tv, uu si toos ah ugu soo gudbin doono daawadayaashiisa doorashadda Madaxtanimada wadanka Soomaaliya oo lugu wado iney ka dhacdo madasha shirka dib u heshiinta Soomaalida ee dalka Kenya. Hadaba maamulka STN waxey dadweynaha Soomaaliyeed ee qaayaha leh u sheegayaan in telefeyshinka STN ee ay ka heli karaan mowjadahana soo socda. Mahadsannidiin! waa kan, detailska 10992 V tp 124 RR Satellite Communications DVB 27500 - 3/4 1-1 Europe T Viererbe 041007 TVga Magaciisa uu ka soo galaayo waa Occasional ma magine Sat 1 257 513 Gr Eros Sat 2 258 514 Gr Fashion TV 3 259 515 Redlight Ultra Irdeto 4 260 516 (feeds) Fadlan waxii dheeraad ah kala xariir Maamulka STN Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liqaye Posted October 10, 2004 I, LIQAYE, PROMISE TO ACCEPT WHOEVER IS ELECTED ON SUNDAY 10/10/2004. Inshallah may this be the beggining of the end. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yeniceri Posted October 10, 2004 I also promise to accept whoever is selected as the new Somali leader on Sunday, Oct 10, 2004. May Allah guide him/her in the truest path. Amin! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted October 10, 2004 I, Farxan PROMISE TO ACCEPT WHOEVER IS ELECTED ON SUNDAY 10/10/2004. Quote Share this post Link to post Share on other sites