Gheelle.T Posted October 19, 2010 Gedo web Khadka Telefoonka waxaa kula xiriiray Col Barre Hiiraale jaaliyadda qurbaha, maalmo ka hor intuusan duulaan ku soo qaadin magaalada B/xaawo. Col Hiiraale Waxaa hadaladiisa ka mid ahaa "Anigu waxaan qabsanayaa gobolka Gedo, sababtuna waxay tahay waxaa dhawaan beesha Caalamku ay samaynaysaa, aqoonsanaysaana Maamul Goboeed laga hirgaliyo, 6 gobol oo ay Gedo ku jirto. Marka waa inaan helaa gobol aan Waax-qaybsi ku helo" Waxaa kaloo hadalada Kornaylka Ka mid ahaa "Anigu raali kama ihi in beesha **** xilligaan loo magacaabo Ra'iisul wasaare, maxaa yeelay weeraradaan aan damacsanahay isagay (Ra'iisul wasaaraha) caqabad ku noqonyasaa" Mar wax laga waydiiyey inuu damaciisu gaarsiisan yahay inuu dib ula wareego gobolada Jubbooyink waxaa uu sheegay inuusan xilligaan diyaar u ahayn inuu ciidan galiyo jubbooyinka, Laakiin ay jiraan rag ay saaxiibo yihiin , oo uu ka mid yahay Prof: Gaandi oo ahaan jiray wasiirka Gaashaandhiga kana soo jeeda beesha ******, inay ku wajahan yihiin Jubbooyinka. Lixda gobol ee uu Kornaylku carabaabay waxay kala yihiin Bakool, Bay, Gedo, J/hoose, J/dhexe iyo Sh/Hoose. Waxaa kaloo uu Hiiraale sheegay in madaxwaynaha Maamul goboleedkaas la siinayo beesha *********, sababtana uu ku sheegay inay iyagu degan yihiin inta badan deegaanadaas lixda ah. Hadalada Kornaylka waxaa kaloo ka mid ahaa isagoo u jawaabayey gabar su'aal waydiisay "Adeer aniga Ajandahaygu waxaa uu ku egyahay gobolka Gedo, Gedaa naga badan dhamaanteen " ka dibna hablo qiiraysan ayaa alalaas ku dhuftay Hiiraale oo dhawaan la wareegay gacan ku haynta degmada B/xaawo ayaa wata kaliya ciidan aan tira badanayn, laakiin si aad ah loo buun-buuniyey. Ciidankan oo aan weli helin wax gurmad ah, oo kaga imaada dowladda Itoobiya ama tan ku meel gaarka ah, ayaa iminka u muuqda mid aanan caga badan ku taagnayn. Waraysigaan khadka telefoonka ah oo ay dadkii qaar ka mid ahi duubeen waxaan soo badhigi doonaa dhawaan!!!! Gedoweb Exclusive [ October 19, 2010, 12:36 PM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted October 19, 2010 War hadalkaa maxaa ka jira? Ragga u dhuun daloola arrimaha Gedo, bal warka soo daaya! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 19, 2010 This is for Gabal to comment. He is the resident expert of Gedo affairs Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 19, 2010 I thought in warlordism laga tegey Soomaaliya. Waxaan qabsanayaa gobol fulaan ku lehe. Shariifka iyo dowladdiisa Itoobiyaanka ma sidaan bay uga baqayaan inay dad soo hubayso oo ay dhahaan gobollo qabsada? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted October 19, 2010 "Marka waa inaan helaa gobol aan Waax-qaybsi ku helo" The nineties all over again. Has Somalia ever seen more incompetent warlord as this one? Why is this diaper still on the news? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 19, 2010 ^^ Barre wixii uu u halgamayey baa nin aan weligii xabad ridina iska qaatay ee Gabal aan sugno asagaa war oo dhan noo hayyee ps. Late Congrats awoowe. I heard the good news. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted October 19, 2010 ^Thanks widaay. Barre is playing the game of divide and rule the tolka so let's see which fence Gabal falls for. This PM's work is cut out of him. He's gotta deal with nuisance like this one before AS and HI. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted October 19, 2010 Maxamed Xasan Haliil's take I dont know the guy, but he seems to differ the Col. recent military advances. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted October 19, 2010 odayga farsamada weey kasii xumaneysaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 19, 2010 Lads the timing is important here. It seems poor Hiiraale wants to stay relevent within his clan...'' Hiiraale oo dhawaan la wareegay gacan ku haynta degmada B/xaawo ayaa wata kaliya ciidan aan tira badanayn, laakiin si aad ah loo buun-buuniyey. Ciidankan oo aan weli helin wax gurmad ah, oo kaga imaada dowladda Itoobiya ama tan ku meel gaarka ah, ayaa iminka u muuqda mid aanan caga badan ku taagnayn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted October 20, 2010 Gedoweb has always been anti-Barre to the point of spreading lies, even more so than Puntlandpost. The government is fully aware and in support of what the Dollow troops are doing. This is the reason why attacks have begun in Beled-Weyne as well as the border of Bakool in Rabdhure. Also, the Kenyan trained troops are almost complete and will enter Somalia from Ceel-waaq. Even a baby wouldn't believe that Barre would speak of secret maneuverings days before doing it on an teleconference where Islamists of his clan would be listening. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted October 20, 2010 ^^ OO hada, are you saying reerka is slowly coalescing around a single united political front? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted October 20, 2010 Qabiil waa laga gudbay awoowe. Labaatan sano ayay midhaha Soomaale tijaabisay qabiil iyo waxa la hilmaala wax kasoo mira dhalayne lama arko. Maanta anigaa ugu horeeyo qofka kasoo horjeesta Barre Hiiraale haduu doonaya hamigiisuna yahay qabiil iyo waxa la halmaala. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 20, 2010 Originally posted by Abwaan: I thought in warlordism laga tegey Soomaaliya. Xaaraan ku naax ma quusto, siiba meel uu ab iyo isir uu u dhalan, oo been been badar sanadooyin ugu cunay until laga soo ceyriye. Most other dagaalooge wey quusteen, not this dude. Wuxuu isleeyahay Barbaarta wey kala qeybsanyihiin ee ka faa'ideyso, what a poor judgement. Ciyaalka masaakiinta ah uu ku leeynaayaa meeshaas for his power hungriness. He knows meel inuunan gaareynin and if uu gaaro beri same way u cararaayo as he did countless times. Maquuste seenbari maquuste. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 20, 2010 Back to Warlordism Era ............ Quote Share this post Link to post Share on other sites