Sign in to follow this  
Deeq A.

Halgankii mucaaridnimadu uu soo dhamaaday waxa la galayaa wajigii…..

Recommended Posts

Deeq A.   

img_1_1733317342675.webpHalgankii 13 sano ahaa wajigii 1aad wuu soo dhamaaday bilowga wajiga 2aad oo 10 maalmood kadib bilaami doona wuxuu ka bilaamayaa.
1,Dib u heshiisiin iyo daawaynta quluubta dadka reer somaliland.
2,Cidhibtirka colaadaha jira.
3,Dib u dhisida haybadii iyo haykalkii dawladnimo.,
4,Horumarinta 6 gobol,
5,Ictiraaf. caalamiya,
kuwani dafaka iyo hiigsiga maxamed cabdiraxman cirro.
Marka aad nin himillada, hilin toosan mariyoo
hir markii la gaadhaba, ku labaad hilaadshoo
haga maatadiisoo, la higsade dhashaa baa
hooyo lagu xusuustaa.abwaan hadraawi
By Maxamed Carab Wacays

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this