Sign in to follow this  
General Duke

Hargaysa: The Mugger, the Mugged and the Magnoon, the case of Riyaale SNM

Recommended Posts

RedSea   

PeaceAction,

 

I think duke got his reference from mr. Khaliif(rer Mudug poet).

 

Duke,

 

You're welcome anytime. I'm glad somaliland elections are giving you something worthwile. I understand the old man is out of town visiting graves claiming were his ancestors. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Brother Somaliland or NW Somalia is my country and of course I must give it attention. Now I disagree with secessionists and the Mugger must go.

 

Also you are getting better at responding at least you are not calling for Godane to blow people up in Hargaysa. As for President Yusuf, he is out and about enjoying his retirement as you could tell from the report.

Share this post


Link to post
Share on other sites

source

 

“Xisbiga UCID waxa uu aaminsanahay in xukuumada UDUB ee hadda jirta wakhtigeedu ku egyahay 6/04/09, wixii intaas ka danbeeyana aanay haysan wax sharciyad ah .” War Saxaafadeed Xisbiga UCID

The Magnoon speaks out? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xukuumadda Riyaale waxaan leeyahay Walaa Guurti, Walaa Baarlamaan Cid Kuu Kordhinaysaa Ma jirto ee Xilka Iska Dhiib” Gudoomiyaha Awal-Barri

 

“Haddii 6-da April La Gaadho Madaxweyne Uma Aqoonsanayno Daahir Riyaale” Cali Siciid Raygal

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Abkey Abeeso Koriyoow Adigaa U Aayi ayaan maqli jiray LOool

 

Reer Shankaroon are really angry, but what can they do, powerless! I pity and feel sorry for them for rewarding this former gang and spy with the highest office at their disposal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Duke has turned into Bunny Boiler after he shamelessly and publicly declared "Dahir was his man" . If anyone, Duke's the one that was caught on rebound and got mugged, time get over it and move on... :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^LOOL. Ayoub as ever the mindless secessionist, you dont get the whole topic, Duke is not a secessionist thus Riyaale's mugging of Siilanyu and the SNM day dream is not an issue for me.

 

This is a developing story and we will keep an eye on it, dont miss this threat for new developments.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The victims of the Mugging have started to speak out

 

“Marka ay madaxweynaha muddadu ka dhamaato distoorku ma banaynayo wax muddo kordhin ah, mudadii shanta sanadood ee Rayaale xilka madaxweynaha loo dhaariyeyna hore ayuu u dhamaaday, labada gole ee Baarlamaankuna…”
Md:Rayte, waraysi

 

Hargeysa, March 06,2009 (Haatuf)- Mudane Ibraahim Jaamac Cali Rayte ka mida mudanayaasha golaha wakiilada xisbiga KULMIYE ee laga soo doortay gobolka Sanaag kana tirsan guddida joogtada ayaa sheegay in marka la gaadho 6 April ee muddadii xilku sanadku kaga dhantahay madaxweyne Rayaale iyo madaxweyne ku xigeeka aanu distoorku ogolayn muddo kordhin isago intaa ku daray in muddo kordhin intii hore ee Guurtiddu isagoo intaa ku dara in muddo kordhin intii hore ee guurtidu hore u samaysay aanay sharci ahayn Rayaalena shantii sanadood ee xilka madaxweyne loo doortay ay ku eegayd 15 ka May.

 

Md: Ibraahim Rayte waxa uu sidaasi ka sheegay mar uu shalay Haatuf xog waraysi kula yeeshay xarunta golaha Wakiiladda.

 

Md: Ibraahim Jaamac Cali (Rayte) oo ka mid ah xildhibaanada golaha Wakiilada Somaliland ee xisbiga Kulmiye uga soo baxay gobolka Sanaag, kana tirsan guddida joogtada iyo anshaxa oo aanu shalay wax ka weydiinay khilaafka haatan muddo kordhinta ay komishanku ku sameeyeen dib u dhaca doorashada madaxweynaha iyagoo ka soo saaray baarlamaanku go’aan ah in labada gole (Guurtida iyo Wakiiladdu), isaga yimaadaan ciddii sababta dib u dhaca leh iyo cidda sii wadaysa ee dalka doorashada gaadhsiinaysa.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haddii Xilka Loo Kordhiyo Rayale Markasta; Maxa Ku Khasbaya Inuu Doorasho Qabto (Korodhsiga Ayay Ugu Badisaa Isaga).

March 8th, 2009

 

Dimuqraadiyada waxa ugu muhiimsani waa in qofka muwaadinka ahi helo fursad uu ku bixiso codkeeda ama codkiisa si ay doortaan madaxdooda. Waxyaabo badan oo ay ka mid tahay tiro koobka, xisiyada tartamaya, xoriyada qofku ku hadlayo, sharciga hagaya doorashada sida loo gelayo, iyo dadka maamulka doorashada gacanta ku haynaya sida “gudida doorashada”; intuba isku soo wada duuboo waxay sahlaan sidii ujeedada ugu weyn oo ah in “muwaadinku helo fursad uu codkiisa ku bixiyo” ay u dhici lahayd.

 

markii hore madaxwaynaha waxa la doortay shan sanadood, xilka ugu weyn ee loo doortay waxa ka mid ahaa inuu doorashada qabto, shan sanadood ka dib, Rayale wuxu yidhi doorashada diyaar looma aha oo tiro koob ayaa la qabanayaa (shantii sanadood muxuu u qaban waayay ayaa is waydiin leh), wuxu sababo ka dhigtay wax aan maskaxda gelaynin, waayo tiro koobka uu qaban waayay ee ku dhamayn waayay shan sanno, daacad kama aha.

 

 

source

Share this post


Link to post
Share on other sites

More victims speak out:

 

Xildhibaan Maxamed Waabeeye Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Caado Ka Dhigatay Aflagaadooyinka Masuuliyiintii SNM

March 9th, 2009

 

Hargaysa (Somaliland.org)- Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf (Waabeeye), oo ka tirsan mudanayaasha golaha wakiillada Somaliland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargaysa ayaa ka hadlay arrimaha nabad-geliyada iyo doorashooyinka soo socda.

Xildhibaan Waabeeeye waxa uu sheegay in Xukuumadda Somaliland caado ka dhigatay in ay tidhaahdo xisbiga KULMIYE nabadgelyo darro ayuu wadaa, hase ahaatee KULMIYE iyo taageerayaashiisu ay ka reeban tahay khalkhal gelinta dalku. Waayo buu yidhi KULMIYE waxaa uu doonayaa in uu doorasho u galo hogaaminta dalka oo uu jecelyahay in uu wadan nabad ah oo degen uu la wareego xilkiisa, hase ahaatee marnaba aanay jirin talaabo nabadgelyo darro oo uu wadaa ee hadaladan xisbiga UDUB ay yihiin kuwo ay KULMIYE la doonayaan in dadka lagaga hor keeno, kadib markii ay gudan waayeen wixii ummaddu u igmatay.

Waxa kale oo xildhibaan Waabeeye sheegay aflagaadooyin xukuumaddu u gaysato masuuliyiintii SNM oo dalkan iyo dadka reer Somalilandba ka mudan ixtiraam iyo qadarin, kuwa wax ka sheegayaana ay cunayaan midhihii SNM ay keentay ee iyagu’aanay waxba ku lahayn.

Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf (Waabeeye), oo ka hadlayay doorashada waxa uu tilmaamay in KULMIYE diyaar u yahay doorashada, balse ay muhiim tahay in la is waydiiyo wakhtiga muddadu ay ka dhamaato Madaxwaynaha waxa qaranku yeelayo.

Axmed Maxamed Saleebaan (Ilkacase), Hargaysa.

E-mail:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Guddoomiye-ku-xigeenka 1aad Ee Golaha Wakiillada Oo Sheegay In Madaxwayne Riyaale Lagala Quustay Fulinta Iyo Ku Dhaqanka Distoorka

March 12th, 2009

 

Hargaysa (Somaliland.org)- Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha Wakiillada Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa sheegay in Madaxwayne Riyaale lagala quustay fulinta iyo ku dhaqanka distoorka iyo shuruucda dalka.

Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale waxa uu ka waramay xaaladda haatan dalku marayo, taasi oo uu ku tilmaamay in Xukuumadda Madaxwayne Riyaale ay gabtay xilkii ummadu u igmatay, isla markaana ay ku guul-daraysatay in ay dalka ka hirgeliso doorasho wakhtigeedii ku dhacda oo xor iyo xalaal ah.

Mudane Samaale waxa uu sidaasi ku sheegay hadal dheer oo uu maanta ka jeediyay xaflad loo sameeyay furitaanka dugsi cusub oo maanta lagu qabtay magaalada Hargaysa.

Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale isaga oo daba socda hadal uu Wasiirka Duulista iyo Hawada Cali Waran-cadde ku sheegay in wakhtiga doorashooyinku soo dhawaadaan ay siyaasiyiinta mucaaridku bilaabaan arrimo lagu khalkhal gelinayo nabad-gelyada, ayaa Samaale waxa uu sheegay in aanay jirin cid nabadgelyada wax yeelaynaysa, waxaanu ku taliyay in marka la gaadho 6-da bisha April loo baahan yahay in ay labada gole baarlamaan kulan isugu yimaadaan.

 

Axmed Maxamed Saleebaan (Dhugfe)

E-mail:

Somaliland.org, Hargaysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
TopGirl   

do people take somaliland serious? i mean the land of somalia is what we know it to be,but somaliland? hahaha dontmake me laugh

Share this post


Link to post
Share on other sites

Riyaale Oo Aan Doorasho U Diyaar Ahayn Ilaa Sannadka 2010

March 18th, 2009

 

“Shacab Allow Miyay Is Qabataa In Ninkii 80ka Cod Kursiga Loogu Haneeyay Maanta Yidhaah Doorasho Dalka Ka Dhici Mayso, Anigana Mar Sadexaad Xukunka Halay Kordhiyo”

Waxaa laga hayaa mar 2007 kii uu Madaxweyne Riyaale la shiray, aqoon yanada iyo wax garad taageera Xsibiga UDUB, oo ay wax ka waydiiyeen sida Xisbigiisa UDUB ee uu masharaxa ka noqon doono mar kale loo soo dooran karo, maadaama mucaaridka iminka kasoo horjeedaa aad u xoogaystay, laga hayaa in uu yidhi “Doorasho dhacaysaa ilaa 2010 ma jirto, mudadaas ka horna wax badan baa is badali doona”. Markaa oo dadkii halkaa joogay fahmi kariwaayeen hadalkaa madaxweynaha iyo waxa uu ugala jeeday doorasho dalka ka dhacaysaa ma jirto 2010 ka hor.

 

Wargeyska Somaliland Times ee ay wargeyska Haatuf mataanaha yihiin, ayaa isaguna sanadkii hore sii sheegay in Daahir Riyaale aanu diyaar u ahayn in doorasho dalka ka dhacdo oo uu damacsan yahay inuu meermeeriyo qolada mucaaridka, Komishanka Doorashooyinka Qaranka (KDQ) iyo deeq-bixiyeyaashaba inta karaankiisa ah oo dhan ilaa uu gaadhayo hadafkiisa dhabta ah oo ahaa ilaa haddana ah in uu doorasho qabto marka ay wax walba isugu hagaagaan ee uu hubiyo in uu doorashadasi heli doono.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this