Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda Sare Oo Ansxisay Madaxweynaha Iyo Ku Xigeenkiisa Cusub Ee Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadda sare ee distooriga ee Somaliland ayaa si rasmiya u shaacisay in madaxweynaha la doortay ee Somaliland yahay Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo ku xigeenkiisa Amb. Maxamed Cali Aw Cabdi kadib markii ay maxkmaddu wayday wax dacwad ah oo lagaga cabanaayo doorashadii dhacday 13kii November ayay maxkamadda sare ay ansixisay natiijadii hordhaca ahayd ee ay gudiga doorashadu ku dhawaaqday ayay màntana maxkamadu ay si rasmi ah u ansxisay

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this