Xudeedi Posted September 29, 2010 Ceerigaabo (SPR): Machad farsamada lagu barto oo laga hirgeliyay magaalada Ceergabo oo ay gacanta ku hay'ada Candlelight of Sanaag Region ayaa intii uu furnaa waxa ka qalinjebisay arday gaadhaysa afar boqol oo araday. Mudane Xassan Cali oo ah wakiiilka hay’ada Candlelight ayaa wuxuu wareysi siiyey idaacada SPR isagoo ka warbixiyey macahadka iyo siyaabaha uu u shaqeeyo ayaa wuxuu idaacada SPR usheegay in macahadku wax wayn ka taray dhinaca xirfadaha iyo shaqa abuurista bulshada gobolka Sanaag gabi ahaanba. Somali Public Radio Badhan Branch Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted September 29, 2010 You can listen to the program aired on Somali Public Radio by clicking on the link below. http://www.spr.fm/index.php?option=com_k2&view=item&id=574:wareysi-wakiilka-machadka-farsamada-candl elight-ee-magaalada-ceerigaabo&Itemid=121 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted September 29, 2010 Xassan Cali; Director of Candle Light Org, Ceerigaabo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted September 29, 2010 I already posted it a few days back, nevertheless good news. http://www.somaliaonline.com/ubb/ultimatebb.php?/topic/9/24932 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted September 29, 2010 ^This is an interview of the director of the new trade school by Somali Public Radio. Click on th link for more details. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted September 30, 2010 Masha Allah, Great news Quote Share this post Link to post Share on other sites