Sign in to follow this  
Juje

The Story Behind the 'release' of one of the French Hostages.

Recommended Posts

Mansa waa ramadan laakinse dagaaladii Somaliya soo martey waxyaabo aduunka kale ka dhicin

baa ka dhacay marka ma nin cadaan miyeey uu daahayaan :D:D

 

Nuune sxb ma ila aragtay nice bird walle, faraansisku diyaarad bey uu direen madaarka Aaden Cadde.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by wacdaraha_aduunka:

Farancab belo baad aheyd oo maxaad implygreeneysa, ineey nimanku wadaado aheyn oon la isku haleyn karin
:D:D:D

Saxiib. Allahay Alle. Gaajo iyo jir dil loo gaystay waxay ka ahayn niyadayda kuma soo dhicin.

 

Sal fudeydkase waan kugu ogaa.. icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hehe Salfudeeyd baad la timid baad istidhi, Dagaaladi sokeeye ma wax aanan jir-dil iyo gaajo mooyaane ma wax kale soo kordhiyaan. Sheekadu meel kale baad uu jaleecisey ee uu kaadi inadeer.

 

Wadaad isku-sheeg dad jir-dila iyo laaya Soomaaliya baa lagu arkey uun cajaa'ib

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by wacdaraha_aduunka:

Hehe Salfudeeyd baad la timid baad istidhi, Dagaaladi sokeeye ma wax aanan jir-dil iyo gaajo mooyaane ma wax kale soo kordhiyaan. Sheekadu meel kale baad uu jaleecisey ee uu kaadi inadeer.

 

Wadaad isku-sheeg dad jir-dila iyo laaya Soomaaliya baa lagu arkey uun cajaa'ib

Ilaahow hadaan hal ka fahmay. Macalinka soomka ha inaga galaafan smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

One only did, well according to the news media.

 

No wonder, too, he was the one kept under guard by kuwa la baxay Ururka Islaamka. Kan kale waxaa heystaan kuwa la baxay Dhalinta, kaas in uu soo baxsado iska dhaafee, meel qorax ka iftiimeyso uu arko that day loo gacangiliye kuwaas Dhalinta la baxay ugu dambeysay u maleynaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Darratoole or Daarantoonle?

 

Reminds me of:

 

"Nimanbaa dalkoodiyo xukuma labadi daa.roode

Darraatoole iyo Faafanoo wada duraabaaya

Deegaanta haraday ku tiil daaqi mahayaane "

 

No pun. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Raamsade   

Both hostages ultimately fell into the hands of Alshabaab-Al-Qaeda terrorists. If it had been negotiated deal, both men would have been freed. This is why I think there is some validity to the escape story.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this