Sign in to follow this  
Abtigiis

DAUD era ends in Somali Regional State

Recommended Posts

Faafan   

Show Daaud Axmaar bilaash looguma bixin...waryahee A&T wuu yara dhaamay dhiigyacabkii hore baan is idhi.

 

Cabdi Ilay haduu qabsado walee in ay dhibaato badan soo socotaa...kani waa mucjiso socota aad baan ooga wal wal sanahay ninkan wuxuu soo hindhisi doono mar haduu qabsado, nin naxaya ma aha oo jiidh'le.

 

But as usual this will only increase support and power for Jabahatul wadaniya.Bariyahan heerkay Jabahadu marayso waa cajiib, waxaan filayaa is badal xagga militari.dhinicii siyasadeed meles meel cidluu fadhiyaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Dhinaca Somalinimada, Ina Iley ayaa dhaama Da'ud. Ina-Iley xil iyo lacag unbuu doonayaa oo uu dadka u rafaadinayaa laakiin wuu og yahay ciddu yahay.

 

Laakin Ina-Iley markaaba waa la eryi doonaa oo ku raagi maayo. Hadda waxaan la soconaa inuu durba bilaabay anigu 'oga.den' ayaan ahay oo dadka kale ee ONLF la adligeed inay reerkan bililiqaysataan raba madaxa ayaan ka garaaci. Maalin walba qaar ayaan arkaa amaanaya oo qabiilka ah oo leh dadka ayuu inaga celiyaa.

 

Dadka Xarshin iyo Galaadi ka yimaada oo uu dharbaaxo markay Passport u soo doontaan iyo af-minshaarin uu jaadka u qaado ayuu is leeyahay sumcad qabiilka kaga samayso. Tigre'guna way la og yihiin oo agendaha ah in Somalidu ishaysato ayuu fulinayaa!!

 

Hadda Da'uud ayaa xakama ku hayey (oo dhinaca qabyaalada aan sidaa ku aheyn) laakin mar haduu meesha tago qabaa'ilada kale ayuu dhibi doonaa. Dabadeedna Cabdifataax Sh.Cabdullahi (head of the party) iyo rag aan garan ayaa u qayili within months.

 

In fact, all his entourage waa ciyaalkii Dhagaxbuur. Ninkani waa ninka hooyadii suuqa badhtankeeda madaxa kaga istaagi jiray isagoo 'dhillo' yahay ku leh. Waxaas ayaa ummad madax looga dhigayaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

BREAKING NEWS

====================

 

Cabdi Iley is the new president of the region.

 

 

Daaud is in jail as of today(15:17GMT), and this is from reliable sources from Jigjiga streets, last night, his house was surrounded by armoured vehicles, and was prisioned

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Go iley! Go! I give him a life span of 1 year.

Waa nin waalan.

 

Da'ud xidhaygiisa ma maqal wali anigu. And if you ask me, I don't think so. but,yet again, I didn't think they will unseat him too.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Iley is not going to last long like AT&T said.

 

Nuune loool@your sources, Daud is actually now in Harar heading to Addis, rumors has it that he will replace Ina SarHaya to be the deputy parliment of the Xabashida. War jiraaaba cakaara is all I can say.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Dauud waa xiranyahay sxb saacadan aan hada kula hadlayana waxaa loo soo gudbiyey Dirdhaba.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Dear Oodweyne,

 

40 members of your 'recognition-seeking' kinsmen are now in Muqdisho as part of the TFG. And the head of Prisons in Somalia was from the same clan as the SNM at the height of the movement's struggle. Don't make an issue of a universal disposition of human beings. It would have been an anomaly if the whole community were on one side.

 

By the way, the likes of Iley, while useless stooges who arrest and kill their own, are perfect remedy for the anti-O clanists who would have used such power to inflict much more sinister clan-cleansing against this besigied community. It is not a lose-lose situation, afterall.

 

Nuune,

la hadal whoever is feeding you this updates and tell him to go to leave you alone. Ninkaasi ma xidhna saaxiib. We can give you a minute by minute update and what he utters each minute if you so wish!

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^just called Jig-jiga, he has NOT been arrested laakiin meel buu gaadhi mariyay/jiidhsiiyay/ku dhuftay lol duqa wuu wareeray.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

The Zack,

 

my source just said he is sleeping. ma hubtaa warkaa mise waan toosiyaa oo waan waraystaa?

Lol maya ha toosin bari uun wareyso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

 

 

Nuune,

la hadal whoever is feeding you this updates and tell him to go to leave you alone. Ninkaasi ma xidhna saaxiib. We can give you a minute by minute update and what he utters each minute if you so wish!

the sources are from Jigjiga, at this moment, right now, Daauud is not in Jigniga!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by The Zack:

^ I see. Any clue why? Musuqmaasuq, accused being supporter of the ONLF?

Walle reer adeer turub barrey. Waryaa ninkii aad laheydeen shalay waa da-bba qoodhi miyaad na leedihiin waa ONLF sympathizer buu ahaa? Walle waad barateen :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Waraa Nuune,

 

Dhago adkida adeer, waa ku sidee. The source doesn't need to be in Jigjiga or Addis to know about Da'ud's movements. Actually, tonight the source is not in Jigjiga. Waa nin ka war haya wax walba. If you need more, he is a senior official.

 

 

Oodweyne,

 

Why can't you see that the social standing of the stooges in jigjiga among their communities is like that of your kins men who you called 'chancers in muqdisho'? Somaliland is now beyond the reach of the TFG, but it doesn't mean these 'chancers' would have played the same role Iley and co are performing in Jigjiga if the TFG'e tantrums were to reach your enclave. So, there is no difference between these two as far as their intention is concerned.

 

Again, with a bit of sober mind and fairness, you would have extended Ismail's analogy to Da'ud, Iley and their coterie who make up numbers and have no real power.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Originally posted by Gheelle.T:

quote:Originally posted by The Zack:

^ I see. Any clue why? Musuqmaasuq, accused being supporter of the ONLF?

Walle reer adeer turub barrey. Waryaa ninkii aad laheydeen shalay waa da-bba qoodhi miyaad na leedihiin waa ONLF sympathizer buu ahaa? Walle waad barateen
:D:D
Gheelle, sheekadiinii baan idinku qabsannay miyaa? Lol meesha waa la isku dhagan yahay :D tolka odhan jiray TFGdu sharci ma aha markii nin aan reerka aheyn lala damcay booska raisal wasaaraha markii ina sharmarke la magacaabayna yiri TFGdu waa masha'allah :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this