Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawladda UK- Oo Dhambaal Hambalyo ah soo gaadhsiisay madaxweynaha la doortay ee Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha la doortey ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maanta qaabilay isla markaana kulan gaar ah la qaatey Wakiilka Dawlada Ingiriis-ka u qaabilsan Somaliland ๐—œ๐—น๐˜†๐—ฎ๐˜€ ๐— ๐—ฎ๐—น๐—ฒ๐—ธ iyo safiir ku xigeenkiisa ๐—–๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ฎ ๐—ง๐—ผ๐—ฒ๐—ฝ๐—ฒ๐—น๐—น

Safiirka ayaa madaxweynaha cusub ee la doortey soo gaadhsiiyey dhanbaal hanbalyo ah oo uu ka sidey dawladiisa UK .

Kulankan waxaa madaxweynaha la doortey ku wehelinaayey madaxweyne ku xigeenkiisa iyo xoghayaha Guud ee xisbiga muxaafidka ah ee WADDANI
img_4_1732220980967.webp

img_3_1732220957411.webp

img_2_1732220938961.webp

img_1_1732220919045.webp

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this