Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha la doortay oo qaabilay safiirka Itoobbiya u jooga Somaliland Iyo Saraakiil kale

Recommended Posts

Deeq A.   

img_3_1732212472187.webp

img_1_1732212437382.webp

img_2_1732212456712.webp
Safiirka Dawlada Itoobiya u fadhiya Somaliland ๐—”๐—บ๐—ฏ ๐—ง๐—ฒ๐˜€๐—ต๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ต๐˜‚๐—ป๐—ฑ๐—ฒ ๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐˜๐—ผ , safiir ku xigeenkiisa iyo saraakiil ciidan oo ka tirsan safarada Itoobiya ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay madaxweynaha la doortey ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro .

Safiirka ayaa madaxweynaha cusub soo gaadhsiiyey dhanbaal Hanbalayo ah oo uu ka sidey dawladiisa Itoobiya .

Sidoo kale madaxweynaha cusub ee la doortey iyo Safiirka ayaa ka wada hadley xidhiidhka qotada dheer ee ka dhexeya Somaliland iyo Itoobiya .

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this