Deeq A. Posted Tuesday at 10:45 AM Dhammaanteen waa aynnu guulaysannay, Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa guulaystay, Madaxweyne Biixi ayaa guulaystay oo shaqadiisii ballaadhnayd ee doorashada iyo waajibkiisii dastuuriga ahaa si qurux iyo wanaag ku jiro u gutay. Ma jirto annaga iyo idinka, ee maanta hadalkeennu waa ‘Innaga’ waa muwaadiniinta Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo midaysan. Somaliland ha guuleysato Qaran News Share this post Link to post Share on other sites