Saalax Posted October 3, 2010 Radio Hadhwanaag oo Waraysi layeelatay Fanaanada Codka Macaan Sahra Halgan (Sooyaalkii Taarikheed ee SNM). Hadhwanaag oo waraysi aad u xiiso badan layeshay Fanaanada Caanka ah Sahra Ahmed Mohamed (Sahra-Halgan) oo ka waramaysa Sooyaalkeedii Taarikheed ee Halgankii SNM.Waraysi Qaade Ahmed Haji Barkhad Wixii Fariin ah halkan kala xidhiidh. Sahra Halgan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 4, 2010 So many errors sahra halgans interview. kulaha waxan la socday ciidanki koodbuur, ciidanki kooodbuur 1990 bala aasasay wa ciidanki Sheikh galay iyo Berbera. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted October 4, 2010 Haji Xanjuf, actually cidaanka Koodhbuur existed way back alongside cidaankii Sayiid Ali ( Maxamed ali who entered cadaadley & burco. cidaankii Koodhbuur was also kuwi galay Borama alongside gutada 99. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 4, 2010 dee 1991 and the last remaining part of berbera aya la xoreyey after berbera aya borama ba la galay oo borama la xoreyey in 1991 3th of feb laakin koodbuur ma jirin before 1990 koodbuur waxa la asaasay 1990, and sahra halgan claims to helped koodbuur guuto in the mid 80s?????,,, Sayid xamsa 99 afaraad they all existed before 1989. Quote Share this post Link to post Share on other sites