Paragon Posted May 22, 2007 22-05-2007 C/qaadir Cashar Nadaara iyo Weriyeyaashii la xirnaa oo maanta la sii daayay C/qaadir Cashar Nadaar oo ah Agaasimaha Universal TV xafiiska Muqdisho, Wariye Bashiir Diiriye Naaleeye Iyo Camera Man Xaamud Max’ed Cusmaan ayaa manta laga siidaay xabsigab kadib markii maxkamada la saaray ay ku weysay wax danbi ah. Sii deeynta Nadaara Iyo labada wariye ayaa waxaa xaqiijiyay mid ka mid ah howlwadeenada TV Universal. Iyadoo ay Nadaara iyo labada wariye ee kale y ku xirnaayeen mudo bil iyo bar ah xabsi ku yaala magaalada muqdisho. Maanta ayaa Maxakamda La soo taagy C/qaadir Nadar, Bashiir Naaleeye iyo Xaamud Max’ed oo dhamaatoodab ka wada tirsanaa TV Universal Xafiiskiisa Muqdisho, iyadoo la weydiiyay su'aalo dhowr ah, waxaana ugu dambeyntii xubnahan lagu war geliyay inay fasaxan yihiin isla markaana aaney jirin dembiyo waaweyn oo lagu helay. Agaasimaha TV Universal iyo Labada wariye ee xirnaa muda kabadan 45 maalmood ayaa si xaqdaro ah u gu jiray xabsiga kadib markii uu si gardaro ah ku xiray Afhayeenka C/llahi Yuusuf Xuseen Max'ed Maxamuud (Xuubsireed) oo si ulo kaca ah u xiriye, kadib markii uu ugu yeeray in ay soo xaadiraa shir jaraa’id uu ku qabanayay hotel Ambassador amaran uu ku bixiyaya in la xiro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted May 22, 2007 Good he is finaly set free, hope he shrug off some weight there.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 23, 2007 Waa war lagu farxo, siiba kuweena daneeyo xoriyadda warbaahinta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Biixi Posted May 23, 2007 Maadaama aysan jirin Qaanuun,Iskoolo, imtixaano, shahaadooyin, wax la xisaabtama suxuufiga oo uu qofkii rabo idaacad, websaayt, ama taleefishin inta iska suubsado magaca iska qaadan karo wax "SAXUUFI ama SAXUUFIYAD" oo Soomaliya ka jiro ma jiraan. Cidii wax kale iska dhaadhicisana ayadaa ku dhiban. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted May 23, 2007 Originally posted by Biixi: Maadaama aysan jirin Qaanuun,Iskoolo, imtixaano, shahaadooyin, wax la xisaabtama suxuufiga oo uu qofkii rabo idaacad, websaayt, ama taleefishin inta iska suubsado magaca iska qaadan karo wax "SAXUUFI ama SAXUUFIYAD" oo Soomaliya ka jiro ma jiraan. Cidii wax kale iska dhaadhicisana ayadaa ku dhiban. The point being? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tahliil Posted May 23, 2007 When is he going to press charges, sue those who held him against his will for so long??? lol Quote Share this post Link to post Share on other sites