Sign in to follow this  
Paragon

Nadaara, free at last!

Recommended Posts

Paragon   

22-05-2007

C/qaadir Cashar Nadaara iyo Weriyeyaashii la xirnaa oo maanta la sii daayay

 

 

C/qaadir Cashar Nadaar oo ah Agaasimaha Universal TV xafiiska Muqdisho, Wariye Bashiir Diiriye Naaleeye Iyo Camera Man Xaamud Max’ed Cusmaan ayaa manta laga siidaay xabsigab kadib markii maxkamada la saaray ay ku weysay wax danbi ah.

Sii deeynta Nadaara Iyo labada wariye ayaa waxaa xaqiijiyay mid ka mid ah howlwadeenada TV Universal. Iyadoo ay Nadaara iyo labada wariye ee kale y ku xirnaayeen mudo bil iyo bar ah xabsi ku yaala magaalada muqdisho.

 

Maanta ayaa Maxakamda La soo taagy C/qaadir Nadar, Bashiir Naaleeye iyo Xaamud Max’ed oo dhamaatoodab ka wada tirsanaa TV Universal Xafiiskiisa Muqdisho, iyadoo la weydiiyay su'aalo dhowr ah, waxaana ugu dambeyntii xubnahan lagu war geliyay inay fasaxan yihiin isla markaana aaney jirin dembiyo waaweyn oo lagu helay.

 

Agaasimaha TV Universal iyo Labada wariye ee xirnaa muda kabadan 45 maalmood ayaa si xaqdaro ah u gu jiray xabsiga kadib markii uu si gardaro ah ku xiray Afhayeenka C/llahi Yuusuf Xuseen Max'ed Maxamuud (Xuubsireed) oo si ulo kaca ah u xiriye, kadib markii uu ugu yeeray in ay soo xaadiraa shir jaraa’id uu ku qabanayay hotel Ambassador amaran uu ku bixiyaya in la xiro.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Biixi   

Maadaama aysan jirin Qaanuun,Iskoolo, imtixaano, shahaadooyin, wax la xisaabtama suxuufiga oo uu qofkii rabo idaacad, websaayt, ama taleefishin inta iska suubsado magaca iska qaadan karo wax "SAXUUFI ama SAXUUFIYAD" oo Soomaliya ka jiro ma jiraan. Cidii wax kale iska dhaadhicisana ayadaa ku dhiban.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Originally posted by Biixi:

Maadaama aysan jirin Qaanuun,Iskoolo, imtixaano, shahaadooyin, wax la xisaabtama suxuufiga oo uu qofkii rabo idaacad, websaayt, ama taleefishin inta iska suubsado magaca iska qaadan karo wax "SAXUUFI ama SAXUUFIYAD" oo Soomaliya ka jiro ma jiraan. Cidii wax kale iska dhaadhicisana ayadaa ku dhiban.

The point being?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this