Sign in to follow this  
SOO MAAL

Wasiirka Iskaashiga Gobolka JFS Ismaacil Max'ud Hure Buubaa

Recommended Posts

SOO MAAL   

Wasiirka Iskaashiga Gobolka JFS Ismaacil Max'ud Hure Buubaa

 

Ayaa Khudbad ka Jeediyay Shirkii Wasiirada Arimaha Debeda ee Dalalka Shiinaha ay Bahwadaagta yihiin

 

{Doha}14-June-2005 Wasiirka ayay Shaqadiisa ka mid tahay Xidhiidhinta Dawladaha Ay Soomaaliya Ururada ku wada jiraan, Sida.....

 

Urur Goboleedka Igad, AU, Arab Leage, iyo ururka Islaamka.

 

Diblomasigan oo aqoon sare u leh Arimaha Carabta ayaa Qudbad Dheer ka Jeediyay Shirka Gogol Xaadhka u ah Madax waynayaasha.

 

In ka badan 100 Hogaamiye ayaa ku sii qulqulaaya Dalka yar ee Qadar, waxaana la Filayaa in uu maanta Gaardho Kofi Anan.

 

Shirkan ayaa si Rasmi ah loogu Casumay M/waynaha JFS C/laahi Yuusuf Axmed, waxaana laga yaabaa in ay Fursad wacan u tahay M/waynaha uu kula kulmo Madax Badan oo Caalamka ah, Halkii uu mid mid u Booqan lahaa, Waqtigan oo ay Dawladiisu Kharash la'aan la ildarantahay.

 

Dawlada Shiinaha oo 15 Sano ee soo socda ku socota in ay aduunka Hogaamiso Dhinac Dhaqaale, Milatery iyo Dadkaba, ayaa Xoojinaysa Xidhiidha ay la Leedahay Dawladaha Caalamka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this