General Duke Posted January 8, 2007 Puntland oo dib u habeyn lagu sameenayo iyo hirgelinta Xisbiyada Siyaasadeed Last Updated::2007-01-08 13:13:46 Garowe:- Warsaxaafadeed ku saabsan Dimuqraadiyaddaynta Nidaamka Siyaasadda Puntland oo lagaga gudbaaayo qaab beeleedkii waxqaybsi loona gudbaayo nidaamka Axsaabta Badan ayaa maalintii shalay ka soo baxay madaxtooyada Puntland waxana saxaafadda soo gaarsiiyey wasiirka warfaafinta Punltand. Shalay oo taariikhdu ahayd 07,01,2007, waxaa lagaga dooday Shir Golaha Wasiirada dood ku saabsan Dib u haybaynta Maamulka Puntland iyo Dimuqraadiyasdayntiisa, maadaama uu ku dhisnaa hab Beeleed lagu soo xulay Baarlamaankiisa iyo Wasiiradiisaba illaa muddadii la abuuray Maamul goboleedka Puntland. Sidaadarteed, markuu arkay Madaxweynuhu Mudane Cadde Muuse baahdia ay dad weynuhu u qabaan in wax laga bedelo hab maamulka Puntland lalana jaanqaado Aduunweynaha iyo Dawladda Federaalka. Wuxuu madaxweynuhu Golaha Wasiirada u soo gudbiyey in loo diyaargaroobo sidii loogu hawlgelilahaa loona hirgelin lahaa meelmarinta Dimuqraadiyanta Asxaabta badan iyo diyaarinta Xeerarkoodii oo ah kuwan hoos ku qoran. 1- In la dhamaystiro dib u eeggida Dastuurka pl, oo laga saxo iskhilaafka la xiriira kan federaalka iyo arrimaha kale khuseeya dimuqraadiyaynta Nidaamka Siyaasadeed.(Constitution review and other acts that concern democratization of the system). 2- In la darso suuro galka in Afti guud loo qaado Dastuurka.( Study possibility of holding Referendum on the Draft constitution) 3- In la magacaabo gudiga doorashada (Electoral Commission) oo maamuli/diyaarin doonta barnaamijka Dimuqraadiyeynta nidaamka Siyaasadeed(xubnaha gudugaasi kama imaan doonaan Golaeyaasha Dawlada iyo Shaqaalaha Dawladda) waajibka gudigaas waxaa lagu qeexi doonaa xeer gaar ah). 4-Diyaarinta Xeerka Waajiobaadka iyo hawlgalka Gudiga Doorashada (power,duties .and responsibility of the Electoral Commission). 5-Diyaarinta Xeerka Asxaabta (formation of Political parties Law) 6- Diyaarinta Xeer Doorasha Guud ee Golaha Wakiilada (General Election Law). 7- Diyaarinta qaab maamuleedka Hawlaha doorada (Operational and Administarative Law) 8- Diyaarinta Xeerka Diiwaan gelinta codbixinta(voter registaration Law). Qodobadaas kor ku xusan oo madaxweynuhu soo u jeediyey Golaha Wasiirada ka dibna Goluhu uu isku raacay cod buuxa, waxaana loo gudbiyey Golaha Wakiilada Puntland. Maxamuud Faarax Bile HorseedNet.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 8, 2007 I must say the first piece of good news that's coming from home. Kudos to them. Let people decide. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 8, 2007 ^^Stability firts has always been the agenda, now the country is stable things have to move forward. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 8, 2007 I think Pland has been stable enough to hold elections, gathering the resources to hold an election and educating the public about the political process is another story, but Iam glad. Now we could move forward. it is far from prefect, but it is step in the right direction. My hope is the likes of Cadde never to lead people again. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 8, 2007 ^^^President Cade should be credited with keeping the state together, united and thus stronger. Not long ago some wanted to split it into opposing, sub-sub-clan courts at the behest of IndaCade and Xasan Dahir, but thats history now. Alhamdulilah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 8, 2007 ^^^^^I still want him out duqa. That never changed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 8, 2007 ^^^Thats your right, but he has many supporters within the state, dont forget it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 8, 2007 ^^^^^LoooooL@supporters.....You mean his close knit clan members, no worries there.The rest of us outnumber them if it comes down to the ballot. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted January 8, 2007 IM NOT from Puntland but I LOVE Puntland it is always good news from THERE Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 8, 2007 ^^^lol, no I mean supporters, its you who mentiones his "close knit clan members", the point being all other clans will oppose him and his clan? Amusing indeed, but Cade has many supporters from various clans throught the state. Though we do not know even if he will run. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 8, 2007 GAROOWE : Maamulka Puntland oo sheegay hadda waxii ka dambeeya in loona gudbayo nadaamkii awood-qaybsiga beelaha looga gudbayo Nimaadka Axsaabta Posted to the Web Jan 08, 14:16 Garoowe:-M.waynaha Puntland Cadde Muuse Xirsi ayaa kulankii khamiislaha ahaa ee Xukuumadda Puntland wuxuu u gudbiyay Golaha in ay ka doodaan qodobo muhiima oo uu ka mid yahay in laga gudbo nadaamkii ku salaysnaa awood-qaybsiga beelaha ee maamulka islamarkaasna loo gudbo nidaamka axsaabta si dalku uu ahaado mid dimuqraadi ah. Soo jeedinta M.waynaha ayaa Goluhu muddo 3 bari ah uu ka dooday nidaamkan iyo habka ugu macquulsan ee looga gudbi-karo , wuxuuna Goluhu gudbiyay oo isku raacay qodobadan. 1- In la dhamaystiro dib u eegida Dastuurka PL oo laga saxo iskhilaafka la xiriira kan federaalka iyo arrimaha kale khuseeya dimuqraadiyaynta Nidaamka Siyaasadeed.(Constitution review and other acts that concern democratization of the system). 2- In la darso suuro galka in Afti guud loo qaado Dastuurka.( Study possibility of holding Referendum on the Draft constitution) 3- In la magacaabo gudiga doorashada (Electoral Commission) oo maamuli/diyaarin doonta barnaamijka Dimuqraadiyeynta nidaamka Siyaasadeed(xubnaha gudugaasi kama imaan doonaan Golaeyaasha Dawlada iyo Shaqaalaha Dawladda) waajibka gudigaas waxaa lagu qeexi doonaa xeer gaar ah). 4-Diyaarinta Xeerka Waajiobaadka iyo hawlgalka Gudiga Doorashada (power,duties .and responsibility of the Electoral Commission). 5-Diyaarinta Xeerka Asxaabta (formation of Political parties Law) 6- Diyaarinta Xeer Doorasha Guud ee Golaha Wakiilada (General Election Law). 7- Diyaarinta qaab maamuleedka Hawlaha doorada (Operational and Administarative Law) 8- Diyaarinta Xeerka Diiwaan gelinta codbixinta(voter registaration Law). Sida uu sheegay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Puntland C/raxmaan Maxamed Bankax sharciga wuxuu dhaqan galayaa marka uu meelmariyo Golaha Wakiiladda Puntland oo uu sida uu sheegay dhawaan la hor gayn doono. Axmed C/salaam Garoowe , Puntlandpost.com Saaxiibkaa u *** Daabaco Qormadan Quote Share this post Link to post Share on other sites