Xudeedi Posted October 10, 2009 Casho sharaf gogol dhig u ahayd kulamo isdaba joog ah oo ay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ay ku yeelanayaan sanad guuradii 2aad ee aasaaska ururka Qurbajoogta reer Puntland ayaa ka dhacay Ramada Plaza ee magaalada Minneapolis. Casha sharaftan oo ay ka soo qeybgaleen dhamaan aqoonyahanada, culumaudiinka, fanaaniinta iyo waliba haweenka reer puntland ayaa waxa ugu horeyntiiba qudbad qadka taleefoonka ah ka jeediyay madaxweynaha Dowladda Soomaaliyeed ee Puntland C/raxmaan Faroole. Madaxweynaha ayaa ku booriyay dhamaan dadkii ka soo qeybgalay in ay ka qeyb qaataan dib u dhiska dhulka ay asal ahaan ka soo jeedaan ee Puntland. Waxaa sidoo kale marti u ahaa ururka Qurbajoogta Puntland wafti wasiiro iyo agaasimayaal isuga jira oo ka yimi Puntland kuwaas oo u yimid sidii ay ugula dabaal degi lahaan sanad guuradii 2aad ee ka soo wareegatay dhisadda ururkan sida weyn uga qeyb qaatay horumarinta Puntland. Waxaa qudbad ay ka jeediyeen wasiirada puntlada ay muhiimadda wada saareen sida ay go'antahay isbedel muuqda in uu ka dhasho dhamaan gayiga Puntland. Kulamada kale oo ay aqoonyahano waaweyn ka soo qeybgali doonaan ayaa maalinada Sabtida iyo Axada ka kala dhici doona isla Goobtas Ramada Plaza. DAAWO SAWIRADA CASHO SHARAFTA: Dhahar Radio Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted October 10, 2009 Kulamada kale oo iyo warbixintoodaba kala soco Dhahar Radio, Hormuud Safka hore kaga jira arimaha hormarinta Puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted October 10, 2009 Sawiradii iyo warbixintii Dhahar Radio Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted October 10, 2009 Bro, They better record this Conference, Because i am looking forward to hearing their analysis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted October 10, 2009 Yes the confrence was recorded by both somali TV and dhahar radio reporters. It should soon be on Youtube. Stay tuned bro Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted October 10, 2009 Keep the good work Xudeedi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted October 10, 2009 Nassir, i'll keep it comming. Thanks bro Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted October 10, 2009 I see Siciid Faahiye and Maxamed Hassan having a nice feast together. Great stuff Xudeedi. Keep us updated. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Poker Posted October 11, 2009 Originally posted by Xudeedi: Sawiradii iyo warbixintii Dhahar Radio Is that Ahmed Cali Cigal on top? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted October 11, 2009 Yes this is Egal on the mic. The guy to the left is the great poet Ilka Case. Some of his songs include "waan idin dhaliiley by Samatar" "Maahee Qadraay by Maxamed Nuur Giriig" "Warsan iyo Weedhsan" and many other songs. Xudeydi- thanks for sharing. Quote Share this post Link to post Share on other sites