ansaar17 Posted February 10, 2007 source: Qaadisiya Quote Share this post Link to post Share on other sites
ansaar17 Posted February 10, 2007 Weerar xoogan oo Caawa lagu qaaday Xarunta Villa Baydhabo kuna sigatay in Mujaahidiintu ay halkaasi la wareegaan. Muqdisho,10,February-07 ( Qaadisiya.com) Weerar xoogan ayaa caawa lagu qaaday Xarunta Villa Baydhabo oo ay degan yihiin Saraakiil Xabashi ah. Weerarkani lagu qaaday Villa Baydhabo oo la isku adeegsaday Rasaasta noocyadiisa kala duwan ayaa Mujaahidiintu waxa ay kudhawaadeen in ay lawareegaan Xarunta Villa Baydhabo inkastoo Markii Dambe Ciidamada Tikreegu ay lasoo baxeen Kaaro iyo waxyaabo kale. Dagaalka kadhacay Xarunta Villa Baydhabo Caawa ayaa waxa uu socday inkabadan 30-daqiiqo iyadoo intii uu socdayna la waayay cid u soo gurmata Xabashida kusugan gudaha Xarunta Villa Baydhabo. Ugu dambeyntii Mujaahidiinta ayaa isaga baxay Goobtii ay aaga ka galeen ee Villa Baydhabo iyadoo Tikreeguna ay ku sigteen in ay halkaasi isaga baxaan lakin markii Mujaahidiintu ay arkeen in ay kaaryaal soo diyaarsadeen Tikreega ay u arkeen Maslaxadda Shacabka in ay halkaasi isaga tagaan si Tikreegu uusan u weerarin Goobaha rayidka ay ku badan yihiin. Majirto illaa iyo iminka wax khasaare ah oo laga soo sheegayo weerarkii caawa ka dhacay Xarunta Villa Baydhabo, waxaana qoryihii loo adeegsaday ugu badnaa caawa qoryaha yaryarka oo uu ugu weynaa BKM, waxaana Maalmaha soo socda la arki Inshaa Allaah Saldhigyo kamid ah kuwa ay tikreegu fadhiyaan in ay kala wareegaan Mujaahidiinta Soomaaliyeed ee ka shaqeyneysa sidii ay dhulkooda u xureyn lahaayeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamalu Diin Posted February 10, 2007 Maxkamadaha waa dowlad yer oo ............ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamalu Diin Posted February 10, 2007 tabar yer ....waxaa iga talo ah in ay si kale wax ku raadiyaan. Somaaliyeey Nabadu Waa Caano! iyo Jano! Quote Share this post Link to post Share on other sites
ansaar17 Posted February 10, 2007 caano iyo Janno waa lo shaqystaa. si kale oo wax lagu raadiyo ma jirto, axmaaro qorika ak-47 kaa beey wax ku fahmaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 11, 2007 So no problem ,, you can attack Ethiopians and kill somalis Quote Share this post Link to post Share on other sites